Guddiga Farsamada Doorashooyinka Oo War-murtiyeed Ka Soo Saaray Heshiisyo Hor U Dhac Ah Oo La Gaaray Sheeko:Amniga Waxaa goordhow soo baxay war-murtiyeedka ay soo saareen guddiyada farsamo ee ku shiray Baydhabo 15-16-kii February ee sanadkan. Arrimaha heshiiska laga gaaray waxaa ka mid ah Arrinta Gedo, guddiyada lagu… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Golaha Badbaado Qaran Oo War ka Soo Saaray Xaaladda Cakiran ee dalka Golaha Badbaado Qaran ayaa kulan ay ku yeesheen Magaalada Mqudisho waxa ay ka hadleen xaalada adag uu dalka marayo iyo khilaafka arrimaha doorashooyinka,iyagoo shacabka ugu baaqay in laga qeyb qaato…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Mareykanka Oo Amar Kale Duldhigay Dhinacyada Ku Shiraya Afisiyooni Safaaradda Mareykanka ee magaalada Muqdisho ayaa goordhaw war ka soo saartay shirarka hor dhaca ah ee magaalada Muqdisho ka socda . Qoraal barta Twitter-ka Safaaradda Mareykanka uu ku leeyahay Muqdisho…
2 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Som United Oo Agab Isboorti Ku Wareejisay Itaal FC Caqbado dhinaca kabaha oo haystay akadeemiyada Itaal FC sanadihii lasoo dhaafay ayaa waxaa baahidooda ka jawaabay Maamulka iyo macallimiinta naadiga Som United ee ka dhisan magaalada Stockhom ee dalka Sweden,iyagoo…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Niger: Ku Dhawaad 140 Qof Oo Lagu Dilay Xadka Mali Ugu yaraan 137 qof oo rayid ah ayaa lagu dilay weerar ka dhacay deegaanno dhowr ah oo ku dhow xadka Mali, dowladda Niger ayaa bayaan ay soo saartay goor dambe…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga UK, CANADA iyo Mareykanka Oo Xayiraad Ku Soo Rogay Shiinaha Wasiirada arimaha dibada ee Canada iyo UK iyo Xoghayaha Arimaha Dibada ee Mareykanka ayaa soo saaray bayaan wadajir ah oo ay ku muujinayaan walaaca ay ka qabaan xadgudubyada xuquuqda aadanaha…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Midowga Yurub oo Cunaqabateyn Saaraya Eritrea iyo Asmara oo Akhlaaq Darro ugu Yeertay Golaha wasiirrada midowga Yurub ayaa isniintii meelmariyey qaraar lagu cunaqabateynayo dalka Eritrea sababo la xiriira xadgudubyada xuquuqda aadanaha ee ay ka wadaan waqooyiga dalka Itoobiya. Arrintan ayaa imaaneysa kadib markii…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Biden oo Ergay Cusub u Magacaabaya Dalal ay Ku Jirto Soomaaliya Maamulka cusub ee madaxweynaha Mareykanka Biden ayaa la filayaa inuu sarkaal hore oo ka tirsanaa qaramada midoobey u magacaabo ergeygiisa geeska Afrika. Jagadan cusub ayaa la sheegay in looga gol…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Shirka Afisiyooni Oo Maalinti Labaad Furmaya Waxaa saacadaha soo socda Teendhada Afisiyooni ka Furmi doona Maalintii labaad shirka wadatashiga arrimaha doorashooyinka dalka . Shirkan oo shalay si hor dhac ah u bilawday ayaa waxaa ka…