IFFHS oo soo saartay kooxda ugu wanaagsan kubadda cagta qarniga 21-aad Sheeko:Cayaaraha Barcelona ayaa loo doortay kooxda ugu wanaagsan kubadda cagta dunida qarnigan 21-aad. Sidoo kale hay’adda International Federation of Football, History and Statistics(IFFHS) oo ka faaloota taariikhaha iyo xogaha kubadda cagta… 2 daqiiqo
3 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha “60,000 oo euro ayaa la ii soo bandhigay si aan ula seexdo muuqaalna ka duubo xiddiga…” – Gabar Model ah Gabadha Model-ka ah ee lagu magacaabo Natalija Scekic ayaa sheegtay in shaqi doonaya in sumcadda laga dilo xiddiga ugu wanaagsan ciyaarta Tennis-ka ee Novak Djokovic uusoo bandhigay lacag aad u…
1 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Alexandre Lacazette oo ka mid ah shan ciyaaryahan oo ay fasixi karto Kooxda Arsenal Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa fasixi karta shan ciyaaryahan oo waa weyn, waxaana ka mid ah xiddigahaas weeraryahankeeda Alexandre Lacazette. Arsenal ayaa dadaal ugu jirta inay iska fasaxdo shan xiddig…
1 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Daafaca Chelsea ee Thiago Silva oo diyaar u ah inuu sii joogo garoonka Stamford Bridge Daafaca dhexe ee Thiago Silva ayaa la soo warinayaa inuu diyaar u yahay inuu sii joogo kooxdiisa Chelsea ee ka dhisan Galbeedka Magaalada London. Sida lagu daabacay Wargeyska The Sun,…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Hoobiyeyaal Lagu Tuuray Xalane iyo Qoys Soomaali ah oo Dad uga Dhinteen Ugu yaraan labo qof ayaa la sheegayaa iney ku dhinteen hoobiyeyaal saaka lagu garaacay xerada Xalane iyo aagga garoonka diyaaradaha ee Aden Cadde. Mid ka mid ah hoobiyeyaasha oo ku…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Midowga Yurub: Cafiska Janan Waxay Waxyeello Ku Tahay Dhibbanayaasha Janan Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya Nicolas Berlanga ayaa cafiska madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ee la xiriira Cabdirashiid Janan waxaa uu ku tilmaamay ‘guulo muddo kooban’ Safiirka midowga…