Décalé: Rooble iyo Musharaxiinta oo Maanta Guddiyo Ku Dhawaaqaya Sheeko:Amniga Ra’isul wasaaraha xukuumadda xil gaarsiinta Maxamed Rooble iyo midowga musharaxiinta oo maanta kulan qado ku leh Décalé Airport Hotel ayaa lagu wadaa iney dhisaan guddiyo. Ilo ku dhow shirka oo la hadlay… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Abiy Axmed oo Lagu Eedeeyey Isir Sifeyn Xogo qarsoodi ah oo ay diyaarisay dowladda Mareykanka ayaa la sheegayaa in lagu helay ra’isul wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed iyo maleeshiyaadka daacadda u ah iney wadaan isir sifeyn ka dhan…