Midawga Musharixiinta Oo Farmaajo Ku Eedeyay Fashilinta Wada Hadalada Doorashada Sheeko:Amniga Midawga musharixiinta ayaa war ka soo saaray wadahadalada Dowladda Federaalka ay sheegtay in ay fashilmeen. Xubnaha midawga musharixiinta ayaa sheegay in ay ka Walacaasan yihiin isku dayada Farmaajo uu… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Puntland Iyo Jubbaland Oo Sheegay In Uusan Jirin Shir Fashilmay Madaxda dowlad gobaleedyada Puntland iyo Jubbaland oo maanta ay horay dowladda Federaalka ah ugu eedeysay in ay ka dambeeyen Fashilla wadahadalada doorashada ayaa sheegay in aysan jiriin meel ay ku…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga 5 Qodob Oo Sabab U Noqday In Uu Bur-buro Shirka Afisyooni Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in qodoba dhowr ah oo ay keenen madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland ay sababtay in uu fashilmo Shirka Afisyooni. Shirkan oo goordhaw lagu kala tagay ayaa muqdisho…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Deg Deg Shirka Afisyooni Oo Lagu Kala Tagay Waxaa goordhaw Fashil ku soo dhamaaday shirka wadatashiga doorashooyinka oo magaalada Muqdisho uga socday madaxda dowlad gobaleedyada dalka iyo Dowladda Federaalka. Shirka oo labada dhinac ay isku mari waayeen…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Afisyooni: Wada Hadalada Doorashada Oo Dib U Furmayo Kadib muddo laba maalin ah oo uu hakad ku jiray shirka hor-u dhaca ah ee arrimahad doorashoyinka waxaa dib u bilaabmaya maanta wadahadalada dowladda Federaalka iyo dowlad gobaleedyada dalka .…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Qoor Qoor Oo Muqdisho Dib Ugu Soo Noqday Madaxweynaha Dowlad gobaleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa magaalada Muqdisho dib ugu soo noqday kadib safar maalin qaatay oo uu ku maqnaa magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug .…