Beesha Caalamka Oo Ku Baaqday In ay Sii Socdan Wada Hadalada Doorashada Sheeko:Amniga Saaxibada Beesha Caalamka ee Soomaaliya ayaa dowladda Federaalka iyo Maamul gobaleedyada ugu baaqay in la sii wado wadahadalada . Qoraal ka soo baxay Beesha Caalamka ayaa wal wal lagaga muujiyay… 2 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Amnesty International oo Qoraal Ka Sameysay Xariggii Tifaftiraha Goobjoog Cabdicasis Gurbiye Amnesty International oo qoraal gaar ka soo saartay xaaladda Soomaaliya ayaa xoogga saartay caburinta ay la kulantay saxaafadda Soomaaliya 2020-kii iyada oo soo qaadatay kiisas ay ka mid ahaan tifaftiraha…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Somalia: Amnesty International oo Warbixin Kasoo Saartay Dilalka, Caburinta Saxaafadda iyo Haweenka Amnesty International ayaa maanta soo saartay warbixin ay uga hadleyso xaaladda Soomaaliya iyada oo ka hadashay Al-shabaab, xorriyadda hadalka, dilalka AMISOM, dhibaatooyinka loo geysto haweenka, barakacayasha iyo saxaafadda Somaliland. Ugu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Labo Carruur Ah oo Meydkooda Laga Helay Duleedka Baydhabo Meydadka labo caruur ah oo la la’aa ilaa shalay ayaa laga helay duleedka Baydhabo, sida ay weriyeyaal Goobjoog News u sheegeen waxaa lagala baxay kiliyaha. Labadan caruur ee meydkooda la…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Farmaajo oo Villa Somalia Ku Dhameystay Labo Bil oo Aanu Heysan Sharciyad Dastuuri Ah Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa labo bil u buuxsantay maanta iyada oo aanu sharciyad dastuuri ah ku joogin madaxtooyada Soomaaliya ee Villa Somalia. Farmaajo ayaa waxaa muddo xileedkiisa dastuuriga ah ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamullada Taageersan Dowladda Federaalka oo Kulan La Qaatay Wakiilada Beesha Caalamka Maamullada taageersan dowladda federaalka ee kala ah Galmudug, Hirshabeelle iyo Koonfur Galbeed ayaa la sheegay inay kulan la qaateen wakiilada beesha caalamka ee loo yaqaan C6+ iyagoo ka wada hadlay…