Baarlamaanka Oo Berri Ka Doodaya Mooshin Ka Dhan Ah Doorashada Sheeko:Amniga Xildhibaanada Golaha Shacabka ee waqtigoodu dhamaaday ayaa berri oo Isniin ah kulan ku yeelanaya Xarunta golaha shacabka . Mudanayaasha ayaa loogu baaqay in ay soo xaadiraan kulanka oo looga Hadlayo… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Sacuudiga Oo Sheegay In Berri Aysan Soon Aheyn Dowladda Sacuudiga oo sheegtay in aan berri oo isniin ah aysan aheyn maalin Soon. Maxkamadda Sare ee dalka Sacuudiga ayaa umadda Islaamka ah u sheegtay in aan dhulka sacuudiga…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Puntland : Weli Waxay Joogtaa Miiskii Wada-xaajoodka Ee Lagu Balamay. Wasiirka Warfaafinta dowlad gobaleedka Puntland Abdullahi Ali Hirsi Timacadde ayaa sheegay in Puntland ay weli diyaar u tahay sidii ay wada hadalada ku sii socon lahaayeen. Timacadde ayaa qoraal uu…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Soomaaliya Oo Heshay Talaal Uu Soo Saaray Shiinaha Dowladda Soomaaliya ayaa dhiggeeda shiinaha kala wareegtay Talaal loogu tala galay in looga hortago xanuunka Corona Virus . Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya Fowziya Abiikar Nuur ayaa safiirka shiinaha ee Soomaaliya garoonka…
3 daqiiqo Sheeko:Amniga Somalia: Mareykanka oo Dhaleeceeyey Heerka Dimoqoraadiyadda iyo Xuquuqul Insaanka Wasaaradda arrimaha dibadda Mareykanka, waaxdeeda dimoqraadiyadda iyo xuquuqul insaanka oo qoraal kasoo saartay xaaladda Soomaaliya ee 2020-kii ayaa sheegtay in dowladda federaalka ah ay ku kacday falal ka baxsan banii’aadamnimada…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Askari Ka Tirsan Ciidamada Booliska Oo Lagu Dilay Muqdisho Wararka naga soo gaarayo degmada Hodan gaar ahaan Saybiyaano ayaa sheegaya in goordhaw halkaasi lagu dilay sarkaal ka tirsan ciidamada Booliska . Sarkaalka la dilay oo lagu magacaabi jiray Mahad…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Beesha Caalamka Oo Walaac Ka Muujisay Ismariwaaga Doorashada Hey’adaha caalamiga ah ayaa kooxaha Soomaalida ugu baaqay in xal laga gaaro ismariwaaga doorashada Soomaaliya. Qoraal wadajir ah oo ay soo saareen hey’adaha Qaramada Midoobey, Midowga Afrika, Midowga Yurub iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Akhriso : Sababta Ciidamada Gadoodsan ay Ula wareegeen Baro Ku Yaalla Galkacyo Wararka naga soo gaarayo magaalada Gaalkacayo ayaa sheegaya in ciidamo gadoodsan kuwaas oo ka tirsan kuwa daraawiishta Galmudug ay la wareegeen inta badan Baraha koontaroolada magaalada . Qaar ka…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Ganacsatada Qaadka oo Cabasho Ka Ah Dad Garab Ka Heysta Dowladda Ganacsatada Qaadka ee Muqdisho oo ka cabanaya dad kala wareegay hawlaha ayaa ku dooday in la hoos geeyey soo dejinta Qaadka dad ay qaraabo yihiin Madaxweynaha waqtigiisu dhamaaday. Mid ka…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Dilka Guddoomiyihii Degmada Hodan Oo La Sheegay In Uu Ahaa Mid Kas Ah Guddiga dowladda Soomaaliya ay u xil saartay baaritaanka dilkii loo geeystay Allaah U naxariistee Gudoomiyihii hore ee degmada Hodan Cabdi xakiin Dhegajuun. Xeer ilaaliyaha guud ee ciidamada qalabka sida Genaral…