Midawga Musharixiinta Oo War Ka Soo Saaray Weraradii lagu Qaaday Xasan sheekh iyo Abdirahman Abdishakuur Sheeko:Amniga Midawga Musharixiinta ayaa canbaareyay weraradii lagu qaaday Madaxweynihii hore ee dalka Xasan Sheekh Maxamuud iyo Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame . Xubnaha Midawga Ayaa sheegay in ciidama ka amar qaata Farmaajo… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Safiirka Midowga Yurub: Waxaa La Ciqaabayaa Ciddii Leh Mas’uuliyadda Dagaalka Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya Nicolas Berlanga ayaa walaac xooggan ka muujiyey dagaallada ka socda Muqdisho. Safiirka waxaa uu dhinacyada ugu baaqay in la is xakameeyo, lana ilaaliyo hey’adaha dadka…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Guddoomiye Abshir: Farmaajo isaga ayaa qaadi doonna cawaaqib xumida weerarka Guddoomiye ku xigeenka 1-aad ee golaha Aqalka sare Abshir Maxamed Axmed ayaa cambaareeyey weeararka uu Farmaajo ku qaaday hoyga Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud. Qoraal uu soo dhigay…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Cabdiraxmaan Cabdishakuur : Ciidanka Farmaajo ayaa weerar ku soo qaaday hoyga aan ka deganahay Magaalada Muqdisho Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa sheegay in ay weerar ku soo qaadeen ciidama ka amar qaata Farmaajo. Qoraal uu soo dhigay Facebook-ga ayuu ku sheegay in mas’uuliyadda dhibka dhasha…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Madaxweyne Xasan Sheekh: Waxaa isoo Weeraray Ciidan Ka Amar Qaata Farmaajo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa nasiib darro ku tilmaamay weerar ay sheegeen iney kusoo qaadeen ciidamo ka amar qaata Madaxweynahii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo. Qoraal…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Maleeshiyaad Isku Ballaariyey Bariga Muqdisho iyo Dibadbaxyo socda Maleeshiyaad deegaanka ah oo kasoo horjeeda muddo kordhinta Farmaajo ayaa lagu waramayaa iney isku ballaariyeen bariga Muqdisho. Weriyaha Goobjoog News oo soo indho-indheeyey qeybo badan oo ka tirsan bariga caasimadda…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Jubbaland Oo Soo Dhaweysay Go’aankii Midawga Africa Dowlad gobaleedka Jubbaland ayaa war ka soo saartay go’ aanadii ka soo baxay Uruka midawga Afrika. Jubbaland ayaa sheegtay in ay aaminsan tahay in heshiiskii 17 September uu yahay wadada…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Waddooyinka Muhiimka ah Ee Caasimadda Oo Saaka Xiran Waxaa Saaka xiran inta badan waddooyinka magaalada Muqdisho, iyadoo Jidadka qaar ciidamadu ay diidayaan in ay isticmaalan Gawaarida dadweynaha . Waddooyinka muhiimka ah ee caasimadda ayaa xalay la soo dhigay…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Xukuumadda Oo Guddi U Magacawday Dhacdadii Garoonka Diyaaradaha Ka Dhacday Wasiirka Amniga Xukuumadda Xasan Xundubeey Jimcaale ayaa guddi u magacabay shaqaaqadii maalmo ka hor ka dhacday garoonka diyaaradaha Magaalada Muqdisho ee Aden Adde . Xundubeey ayaa sheegay in iyada oo…