Banaanbax Looga Soo Horjeedo Farmaajo Oo Muqdisho ka dhacay Sheeko:Arrimaha Amniga Banaanbax looga soo horjeedo Madaxweeynaha waqtigiisa dhamaaday Maxamed Cabdillahi Farmaajo ayaa xalay ka dhacay magaalada Muqdisho. Isusoo baxan oo si gaar ah uga dhacay Xaafadda Shirkoole oo fariisin u ah… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Taariikh Nololeedka: Marxuum Professor Maxamed Cabdi Gaandhi Waxaa dalka Farnasiiska ku geeriyoodey Professor Maxamed Cabdi Gaandhi, oo ahaa aqoonyahan, taariikhyahan dar iyo dhulka iyo siyaasi caan ka ahaa gudaha Soomaaliya. Haddaba, Waa Kuma Professor Maxamed Cabdi Gaandhi?…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Deg Deg : Prof Gandi Oo Geeriyooday Waxaa dalka Faransiiska ku geeriyooday Alle ha u naxariistee Proff Maxamed Cabdi Maxamed Gaandi. Profeysarka ayaa ka mid ahaa aqoonyahannada Sooomaaliyeed wuxuunka ku xanuunsanayay mudooyinkii dambe Isbitaal ku yaaalla dalka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Muqdisho: Maxaa Ka Soo Baxay Kulankii Midawga Musharixiinta iyo Madaxweynayaasha Galmudug iyo Hirshabeelle Waxaa Xalay kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho Xubnaha midawga Musharixiinta iyo Madaxweynayaasha Dowlad gobaleedyada Galmudug iyo Hirshabeelle. Kulanka oo si gaar ah uga dhacay Hooyga uu madaxweynaha dowlad gobaleedka Galmudug…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Kulankii Farmaajo iyo Beesha Caalamka Oo Fashil Ku Soo Dhamaaday Shir Xerada Xalane ay ku yeesheen qaar ka mid ah Safiirada dalalka Beesha Caalamka iyo Madaxweynaha Waqtigiisa Dhamaaday Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa Fashil ku soo dhamaaday kadib markii leysku fahmi…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Baarlamaanka Puntland Oo Ka Horyimid Mudda Kordhinta Farmaajo Loo Sameeyay Barlamaanka Puntland ayaa sheegay In uu cod ugu qaaday Fadhi xiran oo uu maanta lahaa muddo kordhinta aqalka hoose ee barlamaanka Federaalka ee wakhtigiisu dhamaaday uu u sameeyay Golayaasha DFS.…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Farmaajo oo Looga Yeeray Afisyooni, Xalane Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa haatan ku sugan xerada Afisyooni ee Xalane isaga oo halkaasi kulamo ku leh. Farmaajo oo saaka ku kallahay xerada Xalane ayaa la…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweynaha Jubbaland Oo Taliyayaal Cusub U Magacaabay Booliska iyo Nabad Sugidda Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam madoobe ayaa Taliyayaal cusub u magacaabay Booliiska iyo Nabad Sugidda Jubbaland . Axmed Madoobe ayaaa Taliyaha Booliiska Guud ee Jubbaland u magacabay S/G…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Crisis Group: Waa in La Helaa dhexdhexaadin saddexaad oo Looga Gudbo Caqabadaha Doorashada Warbixin ay kooxda xasaradaha kasoo saaree xaaladda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in dhibaatada siyaasadeed ee muddada dheer ka jirtay Soomaaliya ay gashay waji cusub, oo qatar ah kadib markii kulan…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga John oo Mar Kale Shiirkole Degay, Yaa Ka Dambeeyo Inuu Guurguuro? Dowladda Federaalka ayaa beenisay inay qorsheyneysay inay weerarto taliyihii hore ee booliiska gobolka Banaadir Saadaq John. Wasiirka Amniga Xasan Hundubey oo shir jaraa’id qabtay xalay saq dhexe ayaa sheegay jimcihii…