Khasaaraha Soomaaliya Kasoo Gaaray Covid 19 oo Lagu Qiyaasay $186 Milyan iyo Kobacii oo hoos u tagay 1.5%. Sheeko:Amniga Warbixin ay si wadajir ah usoo saareen dowladda Soomaaliya iyo Qaramada Midoobey ayaa lagu sheegay in Covid 19 dartii ay Soomaaliya khasaartay $186 Milyan halka kobaca dhaqaalaha oo la filayey… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Farmaajo oo Afisyooni Kula Kulmaya Deni iyo Madoobe, Mahaddeede Waxaa Leh Beesha Caalamka Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa lagu wadaa inuu maanta shir kula qaato xerada Afisyooni madaxda maamul goboleedya iyo gobolka Banaadir, oo ay ku jiraan markii ugu horreysay…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Weerar Sababay In Albaabada Loo Xiro Xarunta Congress-ka Oo Ka Dhacay Washiton Dhismaha Capitol-ka ee Mareykanka ayaa la xiray kadib markii gaari la jiirsiiyay labo sarkaal oo ka tirsan Booliska Mareykanka, sida laga soo xigtay Mas’uuliyiin u hadashay Ilaalada Xarunta. Booliska ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Farmaajo iyo Puntland oo Isku Qabtay Shir Labaduba Marti Ku Yihiin Beesha caalamka ayaa madaxda Soomaalida waxay sabtida ku balamisay shir ka dhici doona Afisyooni, waa markii ugu horeysay ay fool-ka-fool isku arki doonaan Farmaajo, Madaxweynihii hore ee Soomaaliya iyo madaxda…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Biden oo Cunaqabeynta Soomaaliya ka yiri: Waxay Khatar Ku Tahay Mareykanka Madaxweynaha Mareykanka Biden ayaa hal sano saxiixay, isla markaana hal sano ku kordhiyey cunaqabateya dhaqaale ee horay Soomaaliya u saareen Obama iyo Trump. Biden oo arrinkan ka hadlay ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Golaha Amaanka: Madaxda Soomaalida Waa in Sida ugu Dhaqsiyaha Badan u Galaan Wada-Hadal Shuruud La,aan Ah Golaha amaanka ee Qaramada midoobay ayaa Arbacadii waxa uu walwal ka muujiyay ismari waaga ka jira Soomaaliya ee ku aaddan qabasha la,aanta doorashada, sidaasi waxaa sheegay diblumaasiyiin ka tirsan. Arrintaan…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Taliye Odowaa oo Midowga Yurub Ka Dalbaday Taageerada Ciidanka Xoogga Soomaaliyeed Taliyaha ciidanka xoogga dalka, sareeyo guuto Odowaa Yuusuf Raage, ayaa taliyaha howlgalka Midowga Yurub ee Soomaaliya (EUTM) kala hadlay xoojinta kor u qaadista tababarka ciidanka xoogga , ka dib kulan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland iyo Jubbaland oo Madaxda Dowladda Federaalka ah ku eedeeyay Hagardaameynta Shirweynaha Doorashada Maamullada Puntland iyo Jubbaland oo warsaxaafadeed soo saaray ayaa waxa ay eedeeyn culus ugu jeediyeen madaxda Dowladda Federaalka ah iyagoo shaaciyay inaysan dowladdu ogolayn in la qabto shirweynaha doorashada waxa…