QM Oo Rajo Ka Muujisay Sii Socoshada Wadahadala u Dhaxeeya DF iyo Dowlad Gobaleedyada Sheeko:Amniga Xafiiska Qaramada Midobay ee Soomaaliya ayaa rajo ka muujiyay wada hadalada u socda madaxda dowladda Federaalka iyo kuwa dowlad gobaleedyada dalka . QM ayaa sheegtay in ay dhiira gelineyso Kulamada… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Ciidamada Dowladda Oo Howl-galo Ka Sameeyay Gobalka Bay Howlgalo ciidamada Daraawishta dowlad gobaleedka Koonfur galbeed ka sameeyen deegana hoosaga gobalka Bay ayaa la sheegay in lagu dilay xubna ka tirsan Urrurka Al-shabaab. Ciidamada ayaa si gaar ah howl…
1 daqiiqo Sheeko:Caalamka Myanmar: In Ka Badan 557 Qof Oo Lagu Dilay Tan iyo Bishii Labaad Ee Sanadkaan Ugu yaraan 557 qof ayaa lagu dilay banaanbaxyadii ka dhacay Myanmar tan iyo markii Afgambi Militari xukunka lagaga tuuray dowladdii rayidka Feb1, sida lagu sheegay tirakoobyadii ugu dambeeyay ee hay’addaha…
3 daqiiqo Sheeko:Amniga Shirka Wadatashiga DF iyo Maamul Gobaleedyada Oo Talaadada Dib Loogu Balamay Waxaa goordhaw soo gaba gaboobay Shirka arrimaha doorashooyinka oo maalintii labaad Teedha ku taalla Afisyooni uga soconayay madaxda dowladda Federaalka iyo kuwa dowlad gobaleedyada dalka . Shirkan oo aan warbaahinta…
2 daqiiqo Sheeko:Caalamka Turkiga Oo Barakacayaasha Syria Ugu Deeqay In Ka Badan Kun Guri Bisha Cas ee Turkiga (Kızılay) ayaa boqolaal guri ugu deeqday dadka reer Siiriya ee ka soo barakacay dagaalada ka socda gobalada qaar ee dalkaas kuwaas oo soo gaaray gobolka Idlib.…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Madasha Badbaado Qaran Oo DF ku Eedeysay In ay Dayacday Ciidamada Dalka Madasha Badbaado Qaran oo ay ku mideysan yihiin Midawga Musharixiinta, Gudoomiyaha Aqalka Sare , Madaxweeynayaasha Puntland iyo Jubbaland ayaa sheegay Farmaajo in uu dayacay ciidamada Xoogga Dalka. Qoraal ka soo…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Afisyooni: Shirka Doorashooyinka Oo Maalintii Labaad Socda Waxaa maalintii labaad teedha ku taalla Xarunta tababarka Ciidamada Cirka Soomaaliyeed shir uga soconaya madaxda dowladda Federaalka iyo kuwa dowlad gobaleedyada dalka. Shirkan oo ay madaxda Shanyta dowlad gobaleed…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Qarax Ka Dhacay Seddaxda Geed Oo Dad Ay Ku Dhinteen Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Qarax khasaaro geystay oo caawa fiidkii ka dhacay magaalada Muqdisho. Qaraxa ayaa dhacay kadib markii qof Iska soo buuxiyay waxyaabaha qarxa uu…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Dagaal Sababay Dhimashada Abaanduule Ciidan Oo Ka Socda Galmudug Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal U dhaxeeya Ciidamada Dowladda iyo Ururka Al-shabaab ku dhex maray deegaano hoostaga gobalka Galgaduud . Dagaalkan ayaa goordhaw ka qarxay deegaanka Sinadhaqo…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Afisyooni : Shika Doorashooyinka Oo Furmay Waxaa goordhaw xerada Tababarka Ciidamada Cirka Soomaaliya ee Afisiyooni ka furmay shirka wadatashiga dowladda Federaalka iyo dowlad gobaleedyada dalka . Shirka ayaa waxaa soo xaadiray dhamaan Madaxda Dowlad gobaleedyada…