Puntland Iyo Jubbaland Oo Sheegay In Uusan Jirin Shir Fashilmay Sheeko:Amniga Madaxda dowlad gobaleedyada Puntland iyo Jubbaland oo maanta ay horay dowladda Federaalka ah ugu eedeysay in ay ka dambeeyen Fashilla wadahadalada doorashada ayaa sheegay in aysan jiriin meel ay ku… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga 5 Qodob Oo Sabab U Noqday In Uu Bur-buro Shirka Afisyooni Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in qodoba dhowr ah oo ay keenen madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland ay sababtay in uu fashilmo Shirka Afisyooni. Shirkan oo goordhaw lagu kala tagay ayaa muqdisho…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Deg Deg Shirka Afisyooni Oo Lagu Kala Tagay Waxaa goordhaw Fashil ku soo dhamaaday shirka wadatashiga doorashooyinka oo magaalada Muqdisho uga socday madaxda dowlad gobaleedyada dalka iyo Dowladda Federaalka. Shirka oo labada dhinac ay isku mari waayeen…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Afisyooni: Wada Hadalada Doorashada Oo Dib U Furmayo Kadib muddo laba maalin ah oo uu hakad ku jiray shirka hor-u dhaca ah ee arrimahad doorashoyinka waxaa dib u bilaabmaya maanta wadahadalada dowladda Federaalka iyo dowlad gobaleedyada dalka .…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Qoor Qoor Oo Muqdisho Dib Ugu Soo Noqday Madaxweynaha Dowlad gobaleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa magaalada Muqdisho dib ugu soo noqday kadib safar maalin qaatay oo uu ku maqnaa magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug .…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Warbixin: Sicirka Hubka oo 100% Sare u Kac Sameeyey, Akhriso Noocyadiisa! Hubka dagaalka ayaa qiimo ahaan kor u kac sameeyey todobaadyadii lasoo dhaafay haba ugu darnaadeen madaafiicda oo 100% kacay, arrimahan ayaa kusoo aadaya xilli ay jirto hubanti la’aanta xagga waqtiga…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Janan-ka La Cafiyey, Waxaa Lagu Eedeeyey Dilal, Jir-dil iyo Inuu Dadka Sharci Darro Iska Xirto Dowladda Soomaaliya ayaa cafisay, isla markaana xirtay dacwadii loo heystay wasiirkii hore ee amniga Jubbaland Cabdirashiid Janan. Ninkan dacwaddiisa la laabay waxaa ay dowladda iyo hey’adaha UNka u hesyteen inuu…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Shirka Afisyooni Oo U Baaqday Sabab Aan La Garaneyn Shirka Afisyooni uga socday madaxda Dowladda Federaalka iyo Dowlad Gobaleedyada ayaa u baaqday sababa aan la garaneyn , iyada aaney caddeyn waqtiga uu dib u furmayo . Warar ay GoobJoog…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Dowladda Soomaaliya Oo Xirtay Dacwaddii Loo Heystay Cabdirashiid Janan Xafiiska xeer ilaaliyaha guud ee dalka iyo Maxkamadda Gobalka Banaadir ayaa soo xiray gal dacwadedki loo heystay wasiirkii Amniga Jubbaland Cabdirashiir Janan. Xeer ilaaliyaha dalka iyo Maxkamadda Gobalka Banaadir…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Soomaaliya Oo Taageertay Boqor Xukun Maroorsi Doonaya Warka soo baaxay Wasaaradda Arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa lagu taageray xarriga uu Boqorka Urdun u geeystay dhaxal sugihii Boqortooyada . Wasaaradda ayaa sheegtay in ayada oo ka duuleysa xiriirka qotoda…