Somalia: Mareykanka oo Dhaleeceeyey Heerka Dimoqoraadiyadda iyo Xuquuqul Insaanka Sheeko:Amniga Wasaaradda arrimaha dibadda Mareykanka, waaxdeeda dimoqraadiyadda iyo xuquuqul insaanka oo qoraal kasoo saartay xaaladda Soomaaliya ee 2020-kii ayaa sheegtay in dowladda federaalka ah ay ku kacday falal ka baxsan banii’aadamnimada… 3 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Askari Ka Tirsan Ciidamada Booliska Oo Lagu Dilay Muqdisho Wararka naga soo gaarayo degmada Hodan gaar ahaan Saybiyaano ayaa sheegaya in goordhaw halkaasi lagu dilay sarkaal ka tirsan ciidamada Booliska . Sarkaalka la dilay oo lagu magacaabi jiray Mahad…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Beesha Caalamka Oo Walaac Ka Muujisay Ismariwaaga Doorashada Hey’adaha caalamiga ah ayaa kooxaha Soomaalida ugu baaqay in xal laga gaaro ismariwaaga doorashada Soomaaliya. Qoraal wadajir ah oo ay soo saareen hey’adaha Qaramada Midoobey, Midowga Afrika, Midowga Yurub iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Akhriso : Sababta Ciidamada Gadoodsan ay Ula wareegeen Baro Ku Yaalla Galkacyo Wararka naga soo gaarayo magaalada Gaalkacayo ayaa sheegaya in ciidamo gadoodsan kuwaas oo ka tirsan kuwa daraawiishta Galmudug ay la wareegeen inta badan Baraha koontaroolada magaalada . Qaar ka…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Ganacsatada Qaadka oo Cabasho Ka Ah Dad Garab Ka Heysta Dowladda Ganacsatada Qaadka ee Muqdisho oo ka cabanaya dad kala wareegay hawlaha ayaa ku dooday in la hoos geeyey soo dejinta Qaadka dad ay qaraabo yihiin Madaxweynaha waqtigiisu dhamaaday. Mid ka…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Dilka Guddoomiyihii Degmada Hodan Oo La Sheegay In Uu Ahaa Mid Kas Ah Guddiga dowladda Soomaaliya ay u xil saartay baaritaanka dilkii loo geeystay Allaah U naxariistee Gudoomiyihii hore ee degmada Hodan Cabdi xakiin Dhegajuun. Xeer ilaaliyaha guud ee ciidamada qalabka sida Genaral…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Talaal Shiinaha Soo Saaray Oo Maanta La Keenayo Muqdisho. Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in maanta oo Axad ah dalka la keenayo Talaal ay soo saartay Dowladda Shiinaha kaas oo looga hortago xanuunka Corona Virus . Talaalka BBIBP-CorV oo sidoo…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Maxaa Keenay Kala Shakiga Farmaajo iyo Deeq-bixiyeyaasha? Maamulka madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday ee Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa sheegay sida uu uga xun yahay faragelinta shisheeyaha ee arrimaha gudaha Soomaaliya. Qoraal loo diray golaha ammaanka ayaa lagu yiri” Xukuumadda…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Wasaaradda Caafimaadka Oo Isbitaalkii U Gaarka Ahaa Covid-19 Ka Dhigtay Mid Guud Wasaarada Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ayaa sheegtay in Isbitaalka martiini ee magaalada Muqdisho dib u bilaabi doono howlihii caadiga ahaa ee bulshada u haayay . Isbitaalka oo Sanad ka hor…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Qarax Khasaaro Geystay Oo Ka Dhacay Baydhabo Wararka naga soo gaarayo magaalada Beydhabo ayaa sheegaya in goordhaw uu halkaasi ka dhacay qarax qasaaro geeystay . Qaraxan oo jugtiisa laga maqlay inta badan xaafadaha magaalada ayaa ka dhacay…