U bood dhigaalka

Afisyooni : Shika Doorashooyinka Oo Furmay

Sheeko:Amniga

Waxaa goordhaw xerada Tababarka Ciidamada Cirka Soomaaliya ee Afisiyooni ka furmay shirka wadatashiga dowladda Federaalka iyo dowlad gobaleedyada dalka .

 

Shirka ayaa waxaa soo xaadiray dhamaan Madaxda Dowlad gobaleedyada dalka , Farmaajo, Ra’iisul wasaare Rooble iyo Maamulka Gobalka Banaadir .

Madaxweynayaasha Jubbaland iyo Puntland oo horay u diiday ka qeyb galka shirar Villa Soomaaliya ay ku baaqday ayaa maanta soo xaadiray Shirka oo ay qaban qaabadiisa leedahay Beesha Caalamka .

Shirkan ayaa looga hadlaya sidii xal looga gaari lahaa khilaafaadka  Arrimaha Doorashooyinka dalka .