Farmaajo iyo Reer Galbeed oo Kala Jeestay, Cunaqabateynta Yey Saameyn Doontaa?!! Sheeko:Arrimaha Amniga Mareykanka iyo Yurub ayaa si adag ugu hor yimid qaabka uu Maxamed Cabdullahi Farmaajo, madaxweynihii hore si iskiis isugu daray labo sano oo muddo kordhin ah. Qoraallo kala gaar ah… 2 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga James Duddrige: Waxaan dib u Qiimeyn Ku Sameyn Doonaa Xiriirkeenna Soomaaliya Wasiirkii hore ee dowladda Ingiriiska u qaabilsanaa Africa James Duddrige ahna xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka UK ayaa sheegay in ay Mudanayaasha Baarlamaanka aad uga xun yihiin Mudda kordhinta loo sameeyay…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Mareykanka Oo Ku Hanjabay Dib U Eegista Xiriirka , Cunaqabateyn iyo Hakinta Safarada Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in ay si cad uga soo horjeesatay mudda kordhin loo sameyay Maxamed Cabdullahi Farmaajo . Qoraal ka soo baxay Mareykanka ayaa lagu sheegay in Mareykanka uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Farmaajo Oo Saxiixay Muddo Kordhinta Loo Sameeyey Waxaa goordhow la shaaciyey in Madaxweynihii hore Maxamed Cabdullahi Farmaajo uu saxiixay sharci hal dhinac ah oo baarlamaanka federaalka ah ay waqtiga ugu dareen. Madaxweynihii hore ayaa caawa afurkii kaddib…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Midowga Yurub Oo Ka Digay Cunaqbateyn Uu Saaro Soomaaliya Farmaajo Dartii Midowga Yurub ayaa ku goodiyey inuu cunaqbateyn saarayo Soomaaliya haddii lagu socdo go’aanka hal dhinac ah ee golaha shacabka uu ku kordhiyey muddo xileedka Farmaajo. Wakiilka sare ee Josep Borrell…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madasha Badbaado Qaran: Waxaan Qaadi Doonnaa Tallaabooyin Ka Dhan ah Muddo Kordhinta Hogaanka iyo xubnaha madasha Badbaado qaran ee Soomaaliyeed ayaa qabatay kulan looga doodayay muddo kordhinta sharaci darrada ah uu Golaha shacabka u sameeyay Madaxweynaha Mudda xileedkiisu dhamaaday. Kulanka sidoo kale…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Bulshada Rayidka Oo Kahor Yimid Muddo Kordhinta Farmaajo Isutagga Bulshada Rayidka Soomaaliyeed ayaa ka soo horjeestay tallaabadii uu qaaday Golaha Shacabka 12 April 2021 taas oo liddi ku ah hishiiskii 17 september 2020 ee labada gole ay isla…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Axmed Madoobe Oo Gaaray Kismaayo Madaxweynaha Dowlad gobaleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa goor dhaw ka ambabaxay Magaalada Muqdisho. Deni ayaa muddo magaalada ku sugna isaga oo ka qeyb galayay wadahadaladii Fashilmay ee arrimaha…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Muqdisho: Deni Oo Duulay Madaxweynaha Dowlad gobaleedka Puntland Saciid Cabdullahi Deni ayaa goor dhaw ka Amba baxay magaalada Muqdisho. Deni ayaa muddo magaalada ku sugna isaga oo ka qeyb galayay wadahadaladii Fashilmay ee…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Deni iyo Madoobe oo Muqdisho Ka Baxaya Waxaa magaalada Muqdisho goordhow ka dhoofi doona madaxda maamul goboleedyada Puntland iyo Jubballand Saciid Deni iyo Axmed Madoobe. Labada nin oo bil ka badan ku sugnaa Muqdisho ayaa la sheegayaa…