Wasiirkii arimaha gudaha ee Galmudug oo shaqada laga ceyriyey kadib lagu eedeeyey shaqo gudasho la’aan. Sheeko:Amniga Waayeel ayaa laga diray shaqada kadib markii uu si iskiis ah u dhisay golaha deegaanka Balanballe taas oo ay ka hor yimaadeen Madaxweyne Galmudug iyo ku xigeenkiisa. Hoos Ka Akhriso… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Mareykanka Oo Ka Digay Wadashaqeyn La’aan Ka Dhalata Heshiiskii Doorashada Dowladda mareykanka ayaa soo dhaweysay heshiiskii doorashada ee ay dowladda federaalka iyo maamul gobaleedyada saxiixeen 27 May, iyadoo ku baaqday in ay u dhacdo doorashada baarlamaanka iyo madaxweynaha si hufan…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Haweeney Diidan Siyaasadaha Qatar oo Labo Habeen Bariday Albaabka Safaaradda Dooxa ee Muqdisho Haweeney horay musharax ugu aheyd mid ka mid ah madaxtinnimada dowlad goboleedyada ayaa labadii habeen ee lasoo dhaafay waxaa ay ku bariday albaabka safaaradda Qatar ee caasimadda Muqdisho iyada oo…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Dalka Mali Oo Madaxweyne Loo Doortay iyo Afgambi Laga Cabsi Qabo Maxkamadda dalka Mali ayaa Colonel Assimi Goita, u dhaarisay xilka madaxweeynaha dalka kadib markii xabsiga loo taxaabay todobaadkii hore ee madaxweyne Bah Ndaw, Ra’iisul wasaare Moctar Ouane iyo wasiirkii difaaca…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga In Kabadan 40-kun Arday Oo Imtixaanka Shahaadiga Dugsiga Sare U Fariisatay Saaka, Akhriso Deeganada Ay Ku Kala Sugan Yihiin Waxaa maanta guud ahaan gobalada dalka ka bilaabmaya imtixaanka shahaadiga dugsiga sare ee, kaas oo ay qaadeyso wasaaradda waxbarashada dowladda federaalka . Imtixaanka oo ka kala dhacaya deeganada gobalada Soomaaliya…