Wasiirkii arimaha gudaha ee Galmudug oo shaqada laga ceyriyey kadib lagu eedeeyey shaqo gudasho la’aan.
Maajo 29, 2021
Waayeel ayaa laga diray shaqada kadib markii uu si iskiis ah u dhisay golaha deegaanka Balanballe taas oo ay ka hor yimaadeen Madaxweyne Galmudug iyo ku xigeenkiisa.