Rooble Oo Wasaaradaha Amray In Aan Isbadal La Sameyn Xilliga Kala Guurka Sheeko:Amniga Ra’iisul wasaare Rooble oo qoraal soo saaray goordhaw ayaa faray golahiisa wasiirada in aanay soo saari karin go’aanno cusub oo aan fasax looga heysan xafiiskiisa . Rooble ayaa go’aankaan gaaray… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Feysal Cali Waraabe ” Wadahadaladii Somaliland waan joojineynaa” Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID oo maanta ka qeyb galay doorashooyinka isku sidkan ee Somaliland ayaa sheegay in ay somaliland wadahadaladii ay kula jirtay soomaaliya ay joojineyso . Feysal…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Askari Dil U Geystay Qof Shacab iyo Banaanbax Ka Dhashay Oo Ka Socda Jowhar Wararka naga soo gaarayo magaalada Jowhar ee caasimadda dowlad gobaleedka Hirshabeelle ayaa sheegaya in goordhaw askari ka tirsan ciidamada dowladda uu dil halkaas ugu geystay qof shacab ah . Askariga…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Kadib Codbixintooda, Madaxweyne Biixi iyo Guddoomiye Cirro oo Ka Hadlay Ahmiyadda Doorashada Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo guddoomiyaha xisbiga WADANI ayaa saaka ka qeyb galay doorashooyinka isku sidkan ee golaha deegaanka iyo baarlamaanka . Muuse Biixi oo warbaahinta la hadlay kadib…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Somaliland: Dadweynaha Oo Goobaha Codbixinta U Dareeray Saaka In kabadan halmilyan oo qof ayaa saaka u dareeray goobaha codbixinta Somaliland, xilli ay maanta bilaabatay dorashooyinka golaha deegaanka iyo golaha wakiillada. Guddiga doorashooyinka ayaa sheegay in dadka ay ka…