Maskax Qul-qul ama Maskax Haajir Sheeko:War Wixii ka dambeeyey dagaal kii koowaad iyo kii labaad waxa ay dunidu ku baraarugtay qatar weyn oo loogu magac daray maskax haajir (Brain drain), oo ah in dalalkii dagaaladu saameeyeen… 3 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Aqoon Is-weydaarsi Looga Hadlayey Doorka Haweenka Ee Ka Qeyb-galka Siyaasadda Oo Lagu Qabtay Hobyo Aqoon iswaydaarsigaan oo ku saabsanaa kor u qaadida kaqaybgalka siyaasada haweenka ayaa lagu qabtey magaalo xeebeedka Hobyo ee gobolka Mudug. Qaybaha bulshada oo kakooban Haweenka, dhalinyarada iyo odayaasha dhaqanka ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kooxda Farsamada Doorashooyinka Iyo Xubno Ka tirsan Q.M oo ka Wada-hadlay Doorashooyinka. Magaaalada Muqdisho waxa maanta oo Axada ah kulan ku yeeshay kooxda Farsamada Arrimaha doorashooyinka ee uu dhawaan Magacaabay Ra’iisul Wasaaraha xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble iyo xubno ka socday Q.M. Inta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliska Booliska ” Waxaan Gacanta Ku Dhignay Dad Sifo Sharci Darra ah Loogu Dhoofinayay Muqdisho. Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa faahfaahin ka bixiyay dad lagu dhoofinayay sifo sharci dara ah. Afhayeenka Sadiiq Aadan Cali Ciidanka Booliska ayaa sheegay in howlgal gaar ah ay fuliyeen ay…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Farmaajo Oo Markale Faragalin Ku haya Guddiga Doorashadda Gobolada Waqooyi. Warar lagu kalsoonyahay sheegaya in hawlihii Guddiga kala saarista iyo xaqiijinta Xubnaha Guddiyada Doorashooyinka ee cabashooyinka laga soo gudbiyey, gaar ahaan kuwii Somaliland uu soo dhexgalay Farmaajo taas oo caqabad…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga G7 oo Beesha Caalamka ugu Baaqay Wax Ka Qabashada Xasuuqa Abiy Axmed ee Gobolka Tigey Kulanka kooxda G7 ayaa saacadihii tagay lagu soo qaaday xaaladda gobolka Tigreyga ee dalka Itoobiya isaga oo la dhalceeyey waxa ka socda. Charles Michel oo madax ka aha golaha Yurub…
6 daqiiqo Sheeko:Amniga Xog: Habraaca iyo Shuruudaha Loo Dejiyey Xulista Ergada, Odeyaasha iyo Bulshada Rayidka ah Heshiiskii 27-kii May ee Afisyooni ay ku saxiixdeen dowladda federaalka ah iyo dowlad goboleedyada waxaa la socday habraacyo ku saabsan sida loo xulayo ergada, odeyaasha dhaqanka iyo xataa xubnaha bulshada…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Soomaaliya oo Soo celisay Xiriirkii ay u Jartay Kenya, Dibna u Fureysa Safaaradda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay caadi kusoo celineyso xiriirkii diblomaasi ee kala dhaxeeyey Kenya, kaas oo Muqdisho ay iskeed markii hore u jartay. Qoraal kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibadda ee…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga OLF Oo Sheegtay In Ciidamada Eritrea Ay Gummaad Ka Wadaan Gudaha Dalka Itoobiya Jabhadda xoreynta Oramada ee loo soo yaqaano OLF ayaa markale ugu baaqday beesha caalamka in laga saaro ciidamada Eritrea gobolada Oromia iyo Benishangul-Gumuz. OLF ayaa sheegay in 30,000 oo askar…
2 daqiiqo Sheeko:Qormooyin Doorashooyinka Degmooyinka Puntland Waxaa 3 degmo oo Puntland kamid ah ka socda diiwaangelinta cod bixiyayaasha doorashada dadwaynuhu codkooda toos u dhiiban doonaan oo si tijaabo ah looga qaban doono Ufeyn ,Eyl iyo Qardho.…