Guddoomiye Xaaji Aadan “Bulshada Soomaaliyeed Waan In Ay Taageeraan Xulka Qaranka Minifootboolka”. Sheeko:Wararka Cayaaraha Guddoomiyaha xiriirka kubad Cag yaraha Soomaaliya Mudane Xaaji Aadan Cabdulle oo la hadlay Goobjoog ayaa ka warbixiyay safar ay dhawaan ku tageeen Dalka Nigeria,isagoo sheegay .in ay muhiim tahay in… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Mareykan oo Walaac Ka Muujiyey Doorashada Itoobiya, Akhriso sababta Dalka Mareykanka ayaa walaac culus ka muujiyey doorashada ka dhaceysa Itoobiya 21-ka bishan iyaga oo ugu baaqay siyaasiyiinta iyo kooxaha kala duwan in laga waantoobo colaadda iyo qalalaasaha ka jira…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Mooge Oo Loo Badinayo In Uu Noqdo Maayarka Hargeysa Maayarkii hore ee magaalada Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid ayaa sheegay in uu musharax Cabdikarin Axmed Mooge uga tanaasulay xilka maayarnimada magaalad Hargeysa . Saltelco ayaa sheegay in kadib soo jeedin…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dab Khasaaro Geystay Oo Ka Kacay Suuqa Weyn ee Magaalada Boosaaso Wararka naga soo gaarayo magaalada Bosaso ee xarunta gobalka Bari ayaa sheegaya in xalay xilli dambe uu dab xoogan ka kacay suuqa weyn ee magaalada. Ciidamada dab damiska iyo shacabka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Naftali Bennett Oo Loo Doortay Ra’iisul Wasaaraha Cusub Ee Isreal Ra’iisul wasaaraha Isreal Benjamin Netanyahu ayaa cod aqlabiyad leh lagaga adkaday kaday kadib 12 sano oo uu maamulayay xukuumadda Tel Aviv. Naftali Bennett ayaa loo dhaariyay ra’iisul wasaaraha cusub ee…