Cabdullahi Faarax Daguur “Macallin Cismaan Iskoot Waa Hanti Qaran ” Sheeko:Wararka Cayaaraha Cismaan Xaaji Maye (Iskoot) oo ka mid ahaa difaacayadii ugu adkaa Xulka Soomaaliya iyo naadiga Horseed,sanadihii la soo dhaafay wuxuu ahaa macallinka Xulka Qarankaa Miniftootboolka ee ka qeybgalay tartamo caalami,welina… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Uganda : Baarlamaanka Oo Corona Dartiis Loo Xiray Waxaa dhamaan la fasaxay xildhibaanada baarlamaanka dalka Uganda kadib markii uu dalkaasi ku soo laba kac leya xaniinka corona virus. Guddoonka ayaa sheegay kadib markioi ay sara u kacday tirada…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Khubarada Cilmiga Badda Oo Ka digay Dhimashada Nooc Ka Mid Ah Kalluunka Laga Helo Xeebaha Soomaaliya Daraasad ay sameysay jaamacadda City ee magaalada Muqdisho ayey kaga digtay suurtagalnimada in la sumeeyo badda ka dib markii ay badatay dhimashada nooc ka mid ah kalliinada laga helo badda…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Guddoomiye Xaaji Aadan “Waxaan Rabnaa In Aan Fursad Siino Halmilyan Oo Dhalinyaro Soomaaliyeed Oo Matasha Xulka Qaranka Soomaaliya”. Madaxda cusub ee Wasaaaradda ciyaaraha iyo dhalinyarada Jubaland ayaa kulan booqasho is barasho la yeeshay madaxda xiriirka kubad cagyaraha Soomaaliya,wuxuuna u jeedka kulan ahaa in si dhaw ay u wada…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Tigree Oo Qabsaday Magaaloyin Xilli Ay Socoto Doorashooyinka Itoobiya Wararka ka imaanaya gobalka Tigree ayaa sheegaya in halkaasi ay ka qarxeen dagaalo u dhaxeeya Jabhaadda TPLF iyo ciidamada dowladda Itoobiya. Ciidamada difaaca Tigreega ee magacabooda looso gaabiyo TDF ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Rooble Oo Shir Isugu Yeeray Madaxda Dowlad Gobaleedyada Ra’iisul wasaaraha dalka Maxamed Xusen Rooble ayaa magaalada Muqdisho isugu yeeray madaxda dowlad gobaleedyada dalka shir lagu dar dargelinayo howlaha doorashada, kadib heshiiskii 27-kii May Muqdisho ku gaareen . Qoraal…