Akhriso: Natiijada Horu-dhaca Ah ee Saylac, Lughaye iyo Sallaxley Sheeko:Amniga Wararka naga soo gaarayo doorashooyinka Somaliland ayaa sidoo kale sheegaya in ay soo baxeen natiijooyinka horu-dhaca ah ee Saylac, Lughaya iyo Sallaxley . Natiijoyin ayaa soo baxay ayaa kala ah… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Akhriso: Natiijada Horu-dhaca ah Ee Qaar Ka Mid Ah Deeganada Somaliland Waxaa goordhaw soo baxay natiijo horu dhac ah oo ku aadan doorashooyinka Somaliland ee golaha wakiilada iyo deegaanka . Natiijada hordhaca ah ee Golaha Deegaanka Degmada Gar-adag ee gobolka Sanaag…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Abiy Axmed iyo Cod Sir Ah: Dhimasho Ayaan ka xigaa Kursiga, 10 Sano Waan sii Heysan Ra’isul wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed oo kulan gaar ah la lahaa xisbigiisa “Prosperity Party” ayaa laga duubay hadallo khatar ku ah dimoqoraadiyadda iyo guud ahaan jiritaanka Itoobiya, isaga oo sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Axmed Madoobe Oo Soo Magacaabay Guddiyadiisa Doorashada Madaxweynaha dowlad gobaleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa soo magacabay guddiyadiisa doorashada heer federaal, heer dowlad gobaleed iyo guddiga xalinta khilaafaadka. Axmed Madoobe ayaa wareegtada magacaabista guddiyada u…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Yaa Soo Gudbiyey 67 Xubin ee Ka Tirsanaa Guddiyada Doorashada ee Lagu Muransanaa Ergada uu Rooble u saaray xalinta guddiyadii lagu muransanaa waxaa soo gaaray 67 xubin oo lagu eedeeyey (1). Iney yihiin ciidamo (2). Iney ka tirsan yihiin shaqaalaha dowladda (3). Iney…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Arrin Ugub Ah: Gabar Meydkeeda Laga Helay Gurigooda Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dhacdo naxdin leh oo maanta ka dhacday xaafad ka tirsan degamada dharkiinley, kadib markii gabar yar oo muddo la baadi goobayay laga helay…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Deni oo Iska Diiwaan geliyay Doorashooyinka Golaha Deeganka Puntland Guddoomiyaha urur siyaasadeedka KAAH ahna Madaxweynaha dowlad gobaleedka Puntland ayaa maanta ka qeyb galay olalaha diiwaan gelinta doorashooyinka golaha deegaanka Qardho . Saciid Cabdullahi Deni ayaa ka codeynaya deegaanka Qardho…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Somaliland: Codeynta Oo Dhamaatay iyo Natiijada Oo Goordhaw La Filayo In Lagu Dhawaaqo Waxaa lagu wadaa in sacadaha soo socdo la soo gab gabeyo tirinta codadka musharixiinta golayaasha wakiilada iyo deegaanka ee Somaliland. Doorashada golaha wakiilada iyo midka deegaanka oo shalay ka qabsoomtay…