1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Rooble oo Ceyriyey Ninka 2-aad ee ugu Awoodda Badan NISA Ra’iisul wasaaraha dalka Maxamed Xuseen Rooble ayaa goordhaw xilka ka qaaday xubna sar sare oo ka tirsan taliska Nabad sugidda ee NISA. Rooble ayaa xilka ka qaaday Agaasimihii Shaqaalaha hay’adda…