Faahfaahino ka soo baxayo Qarax Ka Dhacay Deegaan Hoostaga G. Hiiraan Sheeko:Amniga Wararka naga soo gaaraya Deegaanka Coomaad ee hoos-taga Degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in qarax xoogan uu ka dhacay deegaanka. Qaraxa ayaaa la sheegay in uu ahaa noca… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Cabdulaahi Faarax Daguur ” Ciyaartooyda Xulka Qaranka Soomaaliya Waxay U Baahanyihiin Tababaro Joogta ah” Falanqeeye Cabdullahi Faarax Daguur oo ka mid ah gorfeeyaasha isboortiga dalka ayaa sheegay in muhiim tahay in ciyaartooyda Xulka Qaranka Kubabdda Cagta Soomaaliya ay helaan tababaro joogta iyo ciyaaro saaxiibtinimo, hadii…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Jubbaland Oo Shaacisay Qaar Ka Mid Ah Musharixiinta Aqalka Sare Iyo Jadwalka Doorashada Oo La Soo Bandhigay Guddiga hirgelinta doorashooyinka Jubbaland ayaa goordhaw shaaciyay xunbanaha u tartamaya kuraasta aqalka sare ee deeganada Jubbaland. Musharixiinta la shaaciyay ayaa gaaraya illa iyo 9 musharax oo u tartamaya afar ka…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Dibadbaxyo Looga Soo Horjeedo Arday Loo Dilay Afsaab La’aan Oo Ka Socda Congo Ardayda jaamacadda Kinshasa ee dalka Democratic Republic of Congo ayaa sii wada dibadbaxyo iyadoo boliiska dalkaasi lagu eedeeyey inay xadgudubyo iyo ganaax ay u geysanayaan ardayda dalkaas kaddib markii ay…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Dowladda Soomaaliya Oo Guddi U Magacaawday Kiiska Ikraan Tahliil Dowladda Soomaaliya ayaa guddi saraakiil ka kooban u magacaawday kiiska Ikraan Tahliil oo la sheegay in ay afduubteen xubna ka tirsan taliska NISA. Guddigan ayaa waxaa magacabay Xeer Ilaaliyaha Guud…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Amnesty International Oo War Ka Soo Saarta Xaaladda Tunisia Amnesty International waxay ugu baaqday Madaxweynaha Tunisia Qays Saciid inuu “si cad u damaanad qaado inuu ixtiraamayo oo ilaalinayo xuquuqda aadanaha, oo ay ku jiraan xuquuqda xorriyadda hadalka iyo isu…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Wax Ka Ogow Shirka Uu Rooble London u aaday ee Waxbarashada Ra’isul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Rooble ayaa ku sugan London caasimadda Ingiriiska si uu ga qeyb galo Shirka waxbarashada adduunka, kaas oo socon doona 28 – 29 July. Shirkan oo looga…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Maamulka Galmudug Oo Ka Hadlay Dad Shacab Ah Oo Lagu Dilay Gobalka Mudug Wasiirka amniga dowlad gobaleedka Galmudug Axmed Macalin Fiqi ayaa ka hadlay dil xalay fiidkii kooxa hubeysan ay dad shacab ah ugu geeysteen deegaan hoostaga degmada Galdogob oo ka tirsan gobalka…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Dhalinyaro Dalxiis U Tagtay Magaalada Baladweyne Oo Ka Mid Ah Magaalooyinka Qadiimiga Ah Ee Dalka Oo Ka Sheekeyay Waxyaabihi Ay Kula Kulmeen Magaalada Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxa ay caan ku tahay qudaarta kala duwan oo ay beertaan dadka deegaanka ku ah gobolka, in kasta ay sannadkan qudaarta soo go’day ay…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Axmed Madoobe Oo Kulan La Qaatay Guddiga Doorashada Madaxweynaha dowlad gobaleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa kulan la qaatay guddiga doorashooyinka heer federaalka iyo guddiga doorashooyinka Jubbaland . Axmed Madoobe ayaa warbixino ka dhageystay guddiga xilli dhawaan deeganada…