Kismaayo: Waa Kuma 4-ta Senator ee Isbadal-doonka usoo Baxday maanta. Sheeko:Amniga Maanta oo khamiis ah, 29-ka July 2021-ka, waxaa Kismaayo lagu doortay afar Senator oo ka tirsan isbaheysiga isbadal-doonka, waxaa muuqato in Farmaajo iyo Nabad iyo Nolol lagu jabiyey Jubbaland. Sidee… 3 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Waa Kuma Iftin Iimaan, Senatorka Afaraad ee u guuleystay Isbadal-doonka 2021 Waxaa goordhaw la soo gaba gabeyay doorsahada kursigii afaraad ee aqalka sare oo ay kuwada tartameen Xaliimo Jaamac Maxamed iyo Cabdirisaaq Maxamed Cusmaan. Kursiga ayaa waxaa ku guuleystay Iftin Xasan…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Iftin Baasto Oo Ka Tirsan Isbadal Doonka 2021 Oo Noqday Senator Waxaa goordhaw lagu dhawaaqay natiijada Kursigii afaraad ee sanaterada aqalka sare iyadoo kursiga ay ku tartameen Labada musharax ee kala ah : 1: Iftin Xasan Iimaan 2: Ibraahim Yacquub Aadan.…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Waa Kuma Cabdirisaaq Maxamed, Senatorkii Seddaxaad ee u guuleystay Isbadal-doonka 2021 Waxaa goordhaw la soo gaba gabeyay doorsahada kursigii seddaxaad ee aqalka sare oo ay kuwada tartameen Xaliimo Jaamac Maxamed iyo Cabdirisaaq Maxamed Cusmaan. Kursiga ayaa waxaa codad dhan ku guuleystay…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Cabdirisaax Maxamed Oo Ka Tirsan Isbadal Doonka 2021 Oo Noqday Senator Waxaa goordhaw lagu dhawaaqay natiijada Kursigii seddaxaad ee sanaterada aqalka sare iyadoo kursiga ay ku tartameen Labada musharax ee kala ah : 1: Xaliimo Jaamac Maxamed. 2: Cabdirisaaq Maxamed Cusmaan.…
2 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Maxamed Cabdi Nuur Oo Markii Labaad Loo Doortay Hogaaminta Xiriirka Kubbadda Cagta Gedo Ee Jubaland Is Badalka ka socda Gobolka Gedo ee Maamulka Jubaland ayaa keentay in dhalinyarada ay qaataan doorkooda horomarinta ee dhinacyada isdhaxgalka bulshada iyo kor u qaadida ciyaaraha, waxaan doorasho ka dhacday…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Waa Kuma Cabdullahi Fartaag, Senatorka u guuleystay Isbadal-doonka 2021 Waxaa hadda soo baxay, oo markii 2-aad Senatornimo ku guuleystay Cabdullahi Sheekh Ismaaciil Fartaag oo ka tirsan isbaheysiga isbadal-doonka ee ka dhanka ah nabad iyo nolol iyo madaxweyne Farmaajo. Senator …
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Cabdullahi Fartaag Oo Ka Tirsan Isbadal Doonka 2021 Oo Noqday Senator Waxaa goordhaw lagu dhawaaqay natiijada Kursigii labaad ee sanaterada aqalka sare iyadoo kursiga ay ku tartameen Labada musharax ee kala ah : 1: Cabdullahi Sheekh Ismaaciil Fartaag 2: Axmed Maxamed…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Waa Kuma Ilyaas Gaboose, Senatorka u guuleystay Isbadal-doonka, Uguna Horeeyey Baarlamaanka 11-aad? Ilyaas Badal Gaboose ayaa noqday Senatorkii ugu horeeyey ee la doortay baarlamaanka 11-aad ee federaalka ah ee Soomaaliya kadib markii uu ka adkaaday Maxamed Axmed Sayid. Ilyaas waxaa uu sidoo…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Ilyaas Gaboose Oo Ka Tirsan Isbadal Doonka 2021 Oo Noqday Senator Waxaa goordhaw lagu dhawaaqay natiijada Kursigii ugu horeyay ee sanaterada aqalka sare iyadoo kursiga ay ku tartameen Labada musharax ee kala ah : 1: Ilyaas Baddal Gaboose. 2: Maxamed Axmed…