Koonfur galbeed: Lafta-gareen Oo Shaaciyay Liiska Musharixiinta Aqalka Sare Ee Ka Dhineyd Maamulkiisa Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweynaha dowlad gobaleedka Koonfur galbeed Cabdi casiis Xasan Maxamed Lafta gareen ayaa shaaciyay liiska Seddax musharax oo ka dhineyd kuraasta maamulka koonfur galbeed uu ku leeyahay Aqalka sare ee BJFS.… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Gudoomiyihii Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka Oo Muqdisho Ku Geeriyooday Guddoomiyaha Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka Soomaliya mudane Cabdullahi Abyan Nuur ayaa hada ku geeriyooday Isbitaal Martini ee Magaalada Muqdisho. Allaah u naxariisto gudoomiyaha ayaa la sheegay in uu muddooyinkii la…
3 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Xiriirka TEQBALL Oo Soomaaliya Ku Soo Biiray Xiriirka TAQBALL oo aduunka ku soo biiray sanadii 2012 ayaa laga daah furay magaalada Muqdisho, waxaana xiriirkan Soomaaliya ka hergeliyay Macow Xuseen Xasan oo horay kaga soo ciyaaray Soomaaliya, Jabuuti…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Cabdiqaadir Qooje “Waxaan Diyaar U Ahay Caawinta Dhamaan Xiriirada” Wakiilka Dhalinyarada iyo Isboortiga Xafiiska Raysal Wasaraha Soomaliya mudane Cabdiqaadir Macallin Qooje sidoo kalane ah Guddoomiyaha isboortiga iyo dhaqanka Wadanka Finland ee SOCUS ayaa bogaadiyay da’dalaada ay wadaan madaxda Xiriirka Soomaaliyeed…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Waa Kuma Senator Duniyo Maxamed Oo Loo Doortay In Ay Ka Mid Noqoto Aqalka Sare Waxaa goordhaw magaalada dhuusamareeb ee caasimadda dowlad gobaleedka Galmudug lagu doortay kursigii Lixaad ee Senatorada Aqalka sare galmudug ku matali doonta. Senator Marwo Duniyo Maxamed Cali kadib markii uu helay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Senator Duniyo Maxamed Oo Loo Doortay In Ay Ka Mid Noqoto Aqalka Sare Waxaa goordhaw magaalada dhuusamareeb ee caasimadda dowlad gobaleedka Galmudug lagu doortay kursigii Lixaad ee Senatorada Aqalka sare galmudug ku matali doonta. Senator Marwo Duniyo Maxamed Cali kadib markii uu helay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Waa Kuma Senator Cabdixakiim Oo Loo Doortay In Uu Ka Mid Noqdo Aqalka Sare Waxaa goordhaw magaalada dhuusamareeb ee caasimadda dowlad gobaleedka Galmudug lagu doortay kursigii Shanaad ee Senatorada Aqalka sare galmudug ku matali doonta. Senator Cabdi Xakiin Macalin Axmed kadib markii uu helay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Senator Cabdixakiim Oo Loo Doortay In Uu Ka Mid Noqdo Aqalka Sare Waxaa goordhaw magaalada dhuusamareeb ee caasimadda dowlad gobaleedka Galmudug lagu doortay kursigii Shanaad ee Senatorada Aqalka sare galmudug ku matali doonta. Senator Cabdi Xakiin Macalin Axmed kadib markii uu helay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Senator Zamzam Daahir Oo Loo Doortay In Ay Ka Mid Noqoto Aqalka Sare Senatorka 4aad ee Galmudug kasoo baxay Marwo Zamzam Daahir Maxamuud ayaa ku guulaysatay kadib markii Farxiya Maxamed Guure ay tartanka isaga hartay iyada oo cod gacan taag ah oo barlamaanka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Waa Kuma Senator Dhagdheer Oo Markale Loo Doortay In Uu Ka Mid Noqdo Aqalka Sare Waxaa goordhaw magaalada dhuusamareeb ee caasimadda dowlad gobaleedka Galmudug lagu doortay kursigii Seddaxaad ee Senatorada Aqalka sare galmudug ku matali doonta. Senator Cabdi Axmed Dhuxuloow kadib markii uu helay uu…