Senator Afcadey Oo Kusoo Baxay Doorashada Aqalka Sare Ee Hirshabeelle. Sheeko:Amniga Senetor Axmed Maxamed Afcadeey ayaa ku kusoo baxay Kursiga Senatarnimo ee Aqalka Sare ee hirshabelle, isagoo wareegga ugu dambeeya ka adkaaday Ex senetor Maxamed Amiin oo kursigan ohar ugu matalayay… 1 daqiiqo
8 daqiiqo Sheeko:War Dastuurka iyo Madaxdeena Soomaaliya waa wadan leh sooyaal soojireen ah oo kusuntan in uu ku dhisanyahay shareecadda islaamka iyo qawaaniin aan diideeyn inuu yahay mid shareecadu ay aasaas u tahay sida uu qabo…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Aqoonyahanno Aan Ka Wareysannay Saameynta Doorashada Ee Khilaafka Farmaajo iyo Rooble Doorashada baarlamaanka 11-aad ayaa waxaa ay socotaa in ka badan hal bil sidaasi ay tahay waxaa barbar socda is-qabqabsi iyo khilaaf u dhaxeeya laanta fulinta ee dowladda federaalka ah gaar…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Midawga Yurub Oo Ku Baaqay In Xal Laga Gaaro Khilaafka Siyaasadeed Ee Soomaaliya Bayaan ka soo baxay Midawga Yurub ayaa loogu baaqay in hogaanka sare ee dalka ay wada hadalk ku dhameeyaan khilaafka sii xoogeysanaya ee muddooyinkii la soo dhaafay ka dhex taagnaa.…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Farmaajo Oo Keligii Shiraya!! Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdillahi Farmaajo ayaa sida qurshuhu yahay waxaa maanta uu balamiyey shir uu isugu yeeray golaha ammaanka qaranka, kuwaas oo aan shirin saddex sano. Shirkan oo…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Amnesty International Oo Eretria Ugu Baaqday In Ay Siideyso Wariyayaal 20- sano U Xiran Hay’adda u dooda xuquuda aadanaha ee Amnesty International ayaa ugu baaqday dowladda Eretria in ay si deg deg ah oo bilaa shurud ah u sii deyso Wariyayaal iyo siyaasiyiin la…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Laba Kursi Oo Ka Tirsan Aqalka Sare Hirshabeelle Oo Maanta Jowhar Lagu Dooranayo Waxaa maanta maagalada Jowhar ee caasimadda dowlad gobaleedka Hirshabeelle lagu wadaa in ay ka qabsoomto doorashada laba kursi oo qeyb ka ah doorashada kuraasta Aqalka sare. Doorashadaan oo soo bilaabmatay…
2 daqiiqo Sheeko:Caalamka Washington Oo Cuno-Qabatayn Kusoo Rogtay Saraakiil Ka Tirsan Itoobiya Iyo Ereteria Bayaankan oo uu soo saaray Madaxweynaha Maraykanka Joe biden, oo ku saabsan Xaalada Ethiopia, ayaa lagu yidhi sidan tan “Colaadda ka aloosan woqooyiga Itoobiya ayaa ah masiibo sababaysa dhibaato aad…
1 daqiiqo Sheeko:Caalamka Madaxweynihii Hore Ee Aljeeriya Cabdicasiis Bouteflika Oo Geeriyooday. Telefishinka Qaranka Aljeeriya ayaa Shaaciyay geerida madaxweynihii hore ee dalkaas, Cabdicasiis Bouteflika, isagoo 84 jir ah. Mr Bouteflika ayaa ahaa madaxweynihii toddobaad ee dalkaas tan iyo markii uu xorriyadda ka…