Galmudug Oo Xariga Kajartay Dekadda Hobyo Sheeko:Amniga Masuuliyiin ka tirsan dawlad goboleedka iyo kuwa Heer faderaal ah aya maanta xariga ka jaray Dakadda Kalluumaysiga magaalada Hobyo ee gobolka Mudug. Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Cali daahir Ciid, wasirada… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Macallin Aweys Aar “Xiriirka Kubadcag Yaraha Soomaaliya Waan Kaga Mahadcelinaynaa Dhiirigelinta Ay Noo Sameeyeen” Macallin Aweys Xaaji Nuur (Aweys Aar) oo Muqdisho ka aas aasay kooxda Itaal Football Club ayaa u mahadceliyay madaxda Xiriirka Soomaaliyeed ee kubadcag yaraha dhiirigelinta wanaagsan ay u sameeyeen da’yarat…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Wasaaradda Amniga Oo Kahadashay Qaraxii Maanta Ka dhacay Muqdisho. Wasaaradda amniga XFS ayaa war kasoo saartay weerar ismiidaamin ah oo barqadnimadii maanta ka dhacay bar koontarool oo ku taalla isgoyska ceelgaabta ee magaalada Muqdisho. Wasiirka Amniga soomaaliya Cabdullahi Maxamed…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Aqalka Sare: Guddiga Doorashada Gobollada Waqooyi oo Bilaabay Diiwaangelin. War goordhow ay soo saareen guddiga doorashada Aqalka sare ee gobollada waqooyi ayaa lagu sheegay in ay bilaabatay diiwangelinta musharaxiinta Aqalka sare. Qoraal kasoo baxay ayaa u qornaa Diiwaan gelinta…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Faahfaahino Ka Soo Baxayo Qarax Ka Dhacay Muqdisho Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax maanta ka dhacay bar lagu hubiyo gaadiidka oo ku taalla isgoyska ceelgaabta ee magaalada Muqdisho. Qaraxan oo ka dhashay gaari laga soo…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Maxkamadda Dambiyada Caalamiga Oo Aqbashay Dacwad Ka Dhan Ah Dowladda Soomaaliya Urur ay ku mideysan yiiin Sharciyaaqanada Soomaaliyeed ee dalka dibadiisa ku nool kaas oo uu fadhigoodu yahay Melbourne ee dalka Australia, ayaa sheegay in mackamadda Dambiyada adduunka ee ICC ay…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Sawirro: Qarax Khasaare Geystay oo Goordhow ka Dhacay Waaberi Qarax xooggan ayaa la sheegayaa in goordhow uu ka dhacay agagaarka Ceel-gaabta ee degmada Waaberi ee magaalada Muqdisho. Qaraxan oo ahaa mid gaari loo adeegsaday ayaa ka dhacay xarun baaris…
6 daqiiqo Sheeko:Amniga Akhriso : Doorashada Abiy Uu Isla Galay Bilaw Illaa Dhaamad Muran badan ayaa illa iyo hadda sii hareynaya doorashooyinka Xisbiga Barwaaqo iyo hogaamiyahooda Abiy ay qabanayaan. Waxaa soo gaba gaboobaya ololaha doorashada, iyadoo dhamaan xisbiyada Mucaaradka ay isaga harayaan doorashada,…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Kindu: Dadkeennu Aad Ayeey U Gaajoonayaan Waxaa sii badanaya dadka ay soo wajaheyso caaladaha nolol xuma ee ku hoos jiro deeganada dagaalada ay ka socdaan ee gobalka Tigrayga. Sawiro laga soo qaaday Isbitaalka wayn ee magaalada…