UN-Ka Iyo Midawga Afrika Oo Goobjoog Ka Ah Doorashada Aqalka Sare Ee Somaliland Sheeko:Amniga Ergayga gaarka ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha soomaaliya James Swan, ayaa goobjoog ka ah doorashada kuraasta Aqalka sare ee Somaliland. Doorashada oo hadda ka socota hool… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Senator Cabdi Xaashi Oo Markale Loo Doortay In Uu Ka Mid Aqalka Sare Waxaa goordhaw Teedhada Afisyooni lagu doortay kursiga koowaad ee kuraasta Gobalada Waqooyi ku leeyihiin Aqalka Sare. Cabdi Xaashi Cabdillaahi, oo horay afartii sano ee la soo dhaafay ugu fadhiyay kursigaan…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Wariye Tooxoow Oo U Xiran Galmudug Wararka naga soo gaarayo magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda dowlad gobaleedka Galmudug ayaa sheegaya in ciidamada booliiska degmada dhuusamareeb ay xabsiga u taxaabeen wariye Maxamed Cabdiwali Tooxoow oo ka mid ah…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Mareykanka Oo Cabsi Ka Muujiyay Weeraro Kaga Yimaada Al-Qaacidda Saraakiil sare sare oo ka tirsan ciidamada Militeriga Mareykanka ayaa ka digay suura galnimada ururka Al-qaacidda ay ku soo weerari karaan gudaha Mareykanka Sanad gudihiis. Mark Milley, oo ah sarkaal…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Lix Kamid Ah Kuraasta Aqalka Sare Somaliland Oo Maanta La Dooranayo Waxaa maanta o Arbaca ah magaalada Muqdisho lagu dooranaya Lix kursi oo ka mid ah 11-ka kursi ee Aqalka sare Somaliland ay ku leedahay. Musharixiintaan ayaa gaaraya illa iyo 13…