Midawga Musharixiinta:- Farmaajo Waa In Loo Aqoonsada Qaswade! Sheeko:Arrimaha Amniga Golaha Midawga Mudharixiinta ayaa soo saaray war qoraal ah ay kaga jawaabayaan wareegtadii 16 septemper kasi baxday Villa Somalia taa oo lagu sheegay in lagu dhimay Awoodaha Ra’iisul Wasaaraha. … 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ra’isul wasaare Rooble Oo Baabi’iyey Sharciyada Farmaajo ee Kala-guurka, Uguna Baqay Beesha Caalamka Iney La Socdaan Qaskiisa Ra’isul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Rooble oo ka jawaabayey qoraalka uu Farmaajo shaqada uga hakiyey ayaa sheegay in Madaxweynaha muddo xilkeedkiisu dhamaaday aanu xaq u laheyn inuu sidaasi sameeyo isaga oo…
7 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ra’isul wasaare Rooble oo Baabi’iyey Sharciyada Farmaajo ee Kala-guurka, Uguna Baqay Beesha Caalamka Iney La Socdaan Qaskiisa Ra’isul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Rooble oo ka jawaabayey qoraalka uu Farmaajo shaqada uga hakiyey ayaa sheegay in Madaxweynaha muddo xilkeedkiisu dhamaaday aanu xaq u laheyn inuu sidaasi sameeyo isaga oo…
3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Farmaajo oo Sheegay in Rooble Ka Hakiyey Awoodaha, Abuurana Qas Siyaasi iyo Ismiidaamin Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa u muuqda mid ugu daray xaaladda dalka, isaga oo soo saaray qoraal kale oo qas siyaasadeed iyo ismiidaamin ah. Farmaajo oo raísul…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Rooble Oo Lakulmay Mahdi Iyo Cabdixaashi. Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta xafiiskiisa kula kulmay Guddodomiyaha Aqalka Sare Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed. Kulankan ayaa sida…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Askar Ku Geeriyooday Dagaal Ka Socda Isgoyska Banaadir. Ciidan ka tirsan Dowladda Federaalka ayaa dagaal uu ku dhaxmaraya Isgoyska Banaadir ee magaalada Muqdisho. Iska hor imaadkan ayaa u dhaxeeya Ciidanka Harmacad iyo kuwa Militiriga , waxana dagaalkan uu…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga DR Dufle Oo Mar Labaad Kusoo Baxay Xubnaha Aqalka Sare Ee Hirshabeelle. Senatar Cismaan Maxamuud Dufle ayaa mar labaad loo doortay xilka Senatarnimo ee Aqalka Sare, kaddib markii wareeggii udambeeyay ee kala baxa ahaa uu ku guuleystay 68 cod. Musharaxa lRaage…
3 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Dr.Cali Cusman Cali “Waan Bogaadinayaa Horomarka Ciyaartooyda Xulka Qaranka Kubadcag Yaraha Soomaaliya ” Xoghayihii hore Olomikada Soomaaliya Dr.Cali Cusmaan Cali ayaa soo dhaweeyay horomarka baaxda weyn ee ka socoda Xiriirka Soomaaliyeed ee Minifootboolka, isagoo bahda isboortiga ku dhiirigeliyay in au taageeraan da’daalada iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wasiirka Haweenka Oo Sheegtay In La Weeraray Gurigeeda Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqul insaanka Marwo Xaniifa ayaa sheegtay in ciidama ka amar qaata madaxweynaha dowlad gobaleedka koonfur galbeed ay weerar ku qaadeen hoy ay daganeyd hooyadeed. Qoraal ay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Bashiir Goobe Oo sarkaal Cusub Usoo Magacaabay Agaasimaha NISA Ee Caasimadda. Agaasimaha KMG ee Hayadda Nabad-Sugidda iyo sirdoonka Qaranka Sarreeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac {Bashiir Goobe} ayaa umagacaabay Gashaanle Muxidiin Maxamed Jimcaale Agaasimaha NISA ee Gobolka Banaadir. Sida muuqata waxa xilkiisii…