Aqalka Sare Ee Somaliland oo Lasoo Gabagabeeyey, 46 Xildhibaan Ayaa Guud ahaan Aqalka loo Doortay Sheeko:Amniga Waxaa goordhow lasoo gabagabeeyey doorashada aqalka sare e Somaliland kadib markii la doortay ilaa shan xildhibaan oo cusub. Senatorka cusub ee Saciid Cabdi Xasan waxaa u tanaasulay Jamac Cabdullahi Maxamed… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Abwaan Qorone Oo Loo Doortay In Uu Ka Mid Noqdo Aqalka Sare Waxaa goordhaw la soo gabagabeyay doorashada Kursiga Sagaalad ee kuraasta Aqalka Sare Somaliland. Kursigan ayaa waxaa ku soo baxay Senator Axmed Ibraahim Maxamed Abwaan Qorone. Guddoomiyaha Guddiga doorashada Somaliland ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Naciima Xasan Oo Loo Doortay In Ay Kamid Noqoto Senatorada Aqalka Sare Naciima Xasan Xaaji ayaa loo doortay Kursiga 8aad ee Senatarnimo ee Aqalka Sare ee Somaliland, waxaana ay ku soo baxday30 cod, iyadoo ka guuleysatay Muna Cumar Xasan oo horay Kursigan…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Saciid Xuseen Oo Markale Loo Doortay In Uu Ka Mid Noqdo Senatorada Aqalka Sare Waxaa goordhaw la soo gabagabeyay doorashada Kursiga Todobaad ee kuraasta Aqalka Sare Somaliland. Kursigan ayaa waxaa ku soo baxay Senator Saciid Xuseen. Senatorka ayaa horay u ahaa shaqsigi ku fadhiyay…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Kuraasta Aqalka Sare Somaliland Oo Saaka Markale Lagu Dooranayo Afisyooni Waxaa maanta markale magaalada Muqdisho lagu dooranaya qaar ka mid ah kuraasta Gobalada Waqooyi ay ku leeyihiin Aqalka Sare. Guddiga hirgelinta doorashooyinka Somaliland ayaa shaaciyay in markale maanta oo khamiis…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Bilaal Idiris Oo Loo Doortay In Uu Ka Mid Noqdo Senatorada Aqalka Sare Waxaa goordhaw la soo gabagabeeyay doorashada kursiga Lixaad ee kuraasta Gobalada Waqooyi ku leeyihiin Aqalka Sare. Kursiga Lixaad ayaa waxaa ku tartamay Musharixiinta kala ah Bilaal Idiris Cabdilaahi iyo Saynab…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Leyla Axmed Oo Loo Doortay In Ay Kamid Noqoto Aqalka Sare Waxaa goordhaw la soo gabagabeeyay doorashada kursiga Shanaad ee kuraasta Gobalada Waqooyi ku leeyihiin Aqalka Sare. Kursiga Shanaad ayaa waxaa ku tartamay Musharixiinta kala ah Maxamed Maxamuud Cabdi iyo leylo…
4 daqiiqo Sheeko:Amniga Waa Kuma Wasiirka Warfaafinta Ee Loo Doortay In Uu Ka Mid Noqdo Senatorada Aqalka Sare Waxaa goordhaw la soo gabagabeeyay doorashada kursiga Afaraad ee kuraasta Gobalada Waqooyi ku leeyihiin Aqalka Sare. Kursiga Afaraad ayaa waxaa ku tartamay Musharixiinta kala ah Cabdikarin Maxamed Xasan iyo Cismaan…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Cismaan Dubbe Oo Loo Doortay In Uu Ka Mid Noqdo Senatorada Aqalka Sare Waxaa goordhaw la soo gabagabeeyay doorashada kursiga Afaraad ee kuraasta Gobalada Waqooyi ku leeyihiin Aqalka Sare. Kursiga Afaraad ayaa waxaa ku tartamay Musharixiinta kala ah Cabdikarin Maxamed Xasan iyo Cismaan…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Waa Kuma Prof Samatar Oo Loo Doortay In Uu Ka Mid Noqdo Senatorada Aqalka Sare Waxaa goordhaw la soo gabagabeeyay doorashada kursiga seddaxaad ee kuraasta Gobalada Waqooyi ku leeyihiin Aqalka Sare. Kursiga seddaxaad ayaa waxaa ku tartamay Musharixiinta kala ah Prof Cabdi Ismaaciir Samatar, Prof…