U bood dhigaalka

Naciima Xasan Oo Loo Doortay In Ay Kamid Noqoto Senatorada Aqalka Sare

Sheeko:Amniga

Naciima Xasan Xaaji ayaa loo doortay Kursiga 8aad ee Senatarnimo ee Aqalka Sare ee Somaliland, waxaana ay ku soo baxday30 cod, iyadoo ka guuleysatay Muna Cumar Xasan oo horay Kursigan ugu fadhisay. Naciima ayaa La Taliye dhanka Sharciga u ah Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Mahdi Guuleed.

 

Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka Somaliland ayaa ku dhawaaqay natiijada Kursiga Sideedaad ee Doorashada oo ay ku soo baxday Senator Naciima Xasan Xaaji.