U bood dhigaalka

Abwaan Qorone Oo Loo Doortay In Uu Ka Mid Noqdo Aqalka Sare

Sheeko:Amniga

Waxaa goordhaw la soo gabagabeyay doorashada Kursiga Sagaalad  ee kuraasta Aqalka Sare Somaliland.

Kursigan ayaa waxaa ku soo baxay Senator Axmed Ibraahim Maxamed Abwaan Qorone.

Guddoomiyaha Guddiga doorashada Somaliland ayaa ku dhawaaqay natiijada doorashada Kursiga Todobaad ee Aqalka Sare oo uu ku soo baxay Abwaan Qorane .