Rooble Oo Ku Baaqay In Si Deg Deg Ah Loo Bilaabo Doorashada Golaha Shacabka Sheeko:Amniga Ra’iisul wasaaraha dalka Maxamed Xuseen Rooble ayaa daahfuray dhageysiga khudbadaha Musharixiinta aqalka sare ee Somaliland. Rooble oo Afisyooni kaga qeyb galay Dhageysiga khudbadaha Musharixiinta aqalka sare ee Somaliland, ayaa sheegay… 2 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Mayman “ Waa Ka Fariisanayaa Ciyaaraha” Laacibkii hore kooxaha Heegan, Elman, LLP Jeenyo iyo Horseed Maxamuud Cabdi Nuur ( Mayman) ayaa sheegay in uu gabi ayaan ka fariisnaayo dheliista kubbadda cagta kooxaha iyo Xulka Qaranka Soomaaliya.…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga ONLF Oo Soo Dhaweysay Iscasilaadda Wasiirkii Haweenka Itoobiya Jabhadda Xoreynta Ogaadeeniya ee ONLF ayaa soo dhaweysay iscasilaadda ay sameysay wasiirkii wasaaradda Haweenka iyo carruurta Dalka Itoobiya. ONLF ayaa sheegtay in ay soo dhaweynayaan Iscasilaadda Filsan Ahmed oo horay…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Ilaalada Madaxweynaha Puntland Oo Dil U Geystay Gabar Dhalinyaro Ah Wararka naga soo gaarayo magaalada Garowe ayaa sheegaya in ciidamada ilaalada u ah madaxweynaha dowlad gobaleedka Puntland Saciid Cabdullahi Deni ay dileen gabar shacab ah. Ciidamada ayaa la sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Afisyooni: Dhageysiga Khudbadaha Musharixiinta Aqalka Sare Ee Somaliland Oo Saaka Bilaabmaysa Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka bilaabmaya dhageysiga khudbadaha Musharixiinta Aqalka sare ee Somaliland. Guddiga doorashooyinka Aqalka sare ayaa ku dhawaaqay in maanta oo Talaado ah shaaciyay in ay dhageysanayaan Ergooyinka…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Guddiga Doorashada Gobolada Waqooyi Oo Shaaciyay Xilliga Hadal jeedinta Musharixiinta Aqalka Sare Guddiga Hirgalinta Doorashada kuraasta gobolada waqooyi Somaliland ayaa sheegay inay bari musharaxiintu bilaabi doonaan hadal jeedintooda. “Guddiga maamulka Doorashada kuraasta gobolada waqooyi Somaliland waxay ogaysiinayaan dhamaan musharixiintii isku diiwan geliyay…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Khasaaraha Kadhashay Qaraxii Kismaayo Oo Kordhay Faahfaahino dheeri aya kaso baxaya Qarax caawa fiidkii ka dhacay Maqaaxi ku Taala Magaalada kismaayo, Caasimada KMG ee Maamul Goboleedka Jubaland. Qaraxa ayaa ka dhacay Maqaaxi lagu nasto oo Loo…
2 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Macallin Farayare “ Macallin Cabdi Joon Waan Ku Amaanayaa Shaqada Wanaagsan Uu Ka Qabtay Dhisida Kooxda Raadsan”. Macallinka kooxda Kubbadda Cagta Raadsan Maxamed Cabdulle Farayare ayaa u mahadceliyay tababarihii hore kooxda Raadsan Cabdiwali Maxamed Maxamuud ( Cabdi Joon) sida wanaagsan uu u dhisay kooxda Raadsan oo ka…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Galmudug Oo Ka Hadashay Dib Isu Abaabulida Ciidan Ee Ahlusunno Maamul goboleedka Galnudug ayaa markii ugu horeysay ka hadlay dhaqdhaqaaqyada ay Ahlu-sunno ka wado degaano ka tirsan gobolka Galgaduud. Taliska Guud ee Booliiska Galmudug oo war-saxaafadeedkan soo saaray ayaa ugu…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Uganda oo Farmaajo iyo Rooble Kala Hadashay Xisilooni Siyaasadeed iyo Amniga Doorashada Taliyaha ciidamada lugta Uganda oo maanta booqasho ku yimid caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho ayaa kulamo gaargaar ah la yeeshay Madaxweynahii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo ra’isul wasaare Maxamed…