Rooble Oo La Kulmay Taliyaha Ciidamad Lugta Uganda Sheeko:Amniga Ra’iisul wasaaraha dalka Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay wafdi uu hogaaminaayo taliyaha ciidamada lugta Uganda Gen.Muhorzi Kainerugaba. Kulanka ayaa waxaa ra’iisul wasaaraha dalka ku wehlinayay wasiirka Amniga xukuumadda… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Qaar ka mid ah soomaalida ku dhaqan dalka sudan oo cabasho ka muujiyay safaaradda Soomaaliya ee Sudan Dadkan ayaa sheegay in safaaradda Soomaaliya ee Sudan ku taallo ay muddo dheer, ka diidaneyd u cusbooneysiinta baasabooradooda. Dadka ayaa sheegay in dowladda sudan ay dhowr jeer xirtay iyagoo loo…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Aqoonyahan: Itoobiya Waxay u soo Socotaa Jubba iyo Shabeelle, Soomaaliya waa iney Taageerto Masar Shalay oo Axad aheyd, waxaa dunida la maamuusay maalinta webiyada dunida, iyada oo dadka lagu wacyigeliyo ahmiyadda biyaha webiga, isbadalka cimilada, in kaalin la iska saaro ilaalintiisa iyo arrimo kale.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Majaajiliiste Ajakis oo Ku Geeriyooday Muqdisho Kadib Markii uu 4 Maalin Koomo Ku Jiray Waxaa goordhow magaalada Muqdisho ku geeriyooday majaajiliistahii caanka ahaa Cabdi Muriidi Ajakis oo dhowr maalin xunuunsanaa. Ajakis ayaa isbitaalka la dhigay 23-kii bishan kadib markii uu joogga ka dhacay, isaga…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Farmaajo Oo Mar Kale Caqabad Ku Noqday Doorashooyinka Madaxweynaha Muddo Xileedkiisu dhamaaday ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa mar kale qaaday tallaabo carqalad ku ah doorashooyinka dalka, kadib markuu caawa fiidkii xarunta afisyooni uu ka kaxaystay 8 oday…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Doorashada Aqalka Sare Ee Gobolada Waqooyi Oo Dib-udhac Uu Ku Yimid Guddiga doorashooyinka gobolada waqooyi(Soomaaliland) ayaa bayaan ay soo saareen waxa ay ku sheegeen in dib udhac uu ku yimid habraacii doorashada aqalka sare ee gobolada waqooyi oo 27 september oo…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Cabdi Xaashi Oo Kaarka Musharaxnimo Ee Aqalka Sare Qaatay Guddoomiyaha Aqalka Sare Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa Guddiga doorashooyinka Gobolada Waqooyi Soomaaliland ka guddoomay Shahaadada murashaxnimo ee Aqalka Sare. Cabdi xaashi ayaa ku tartamaya kursiga kowaad ee 11 sanator…
2 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Guddoomiye Xasan Cabdi Goodax “Xiriirka Kubadcag Yaraha Soomaaliya Wuxuu Gaarayaa Guulo Waaweyn Sanadaha Soo Socda” Guddoomiye ku xigeenka Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadcag yaraha mudane Xasan Cabdi Cabdi Goodax ayaa u mahadceliyay madaxda iyo shaqsiyaadkii aas aasay 24 koox ee Minifootboolka, isagoo aas aaska kooxahaas ku…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Ra’iisul Wasaare Rooble Oo Lakulmay Taliska Booliska Soomaaliya Iyo Amisom Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ENG Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta shir gudoomiyay kulan heerkiisu sarreeyo, oo a kasoo qeyb galeen saraakiisha ugu sareysa booliska amisom iyoTaliska booliska Soomaaliya. Kulankan oo…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Fahad Yasiin Oo La Wareegay La Taliyaha Farmaajo. Agaasimihii hore ee ha’adda NISA Fahad Yasiin oo Madaxweynaha muddo xileedkiisu idlaaday uu umagacaabay, lataliyaha amniga qaranka ayaa la wareegay maanta xilkiisa cusub. “Lataliyaha cusub ee Amniga Qaranka Mudane…