Wasaaradda Amniga Oo Kahadashay Qaraxii Maanta Ka dhacay Muqdisho. Sheeko:Amniga Wasaaradda amniga XFS ayaa war kasoo saartay weerar ismiidaamin ah oo barqadnimadii maanta ka dhacay bar koontarool oo ku taalla isgoyska ceelgaabta ee magaalada Muqdisho. Wasiirka Amniga soomaaliya Cabdullahi Maxamed… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Aqalka Sare: Guddiga Doorashada Gobollada Waqooyi oo Bilaabay Diiwaangelin. War goordhow ay soo saareen guddiga doorashada Aqalka sare ee gobollada waqooyi ayaa lagu sheegay in ay bilaabatay diiwangelinta musharaxiinta Aqalka sare. Qoraal kasoo baxay ayaa u qornaa Diiwaan gelinta…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Faahfaahino Ka Soo Baxayo Qarax Ka Dhacay Muqdisho Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax maanta ka dhacay bar lagu hubiyo gaadiidka oo ku taalla isgoyska ceelgaabta ee magaalada Muqdisho. Qaraxan oo ka dhashay gaari laga soo…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Maxkamadda Dambiyada Caalamiga Oo Aqbashay Dacwad Ka Dhan Ah Dowladda Soomaaliya Urur ay ku mideysan yiiin Sharciyaaqanada Soomaaliyeed ee dalka dibadiisa ku nool kaas oo uu fadhigoodu yahay Melbourne ee dalka Australia, ayaa sheegay in mackamadda Dambiyada adduunka ee ICC ay…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Sawirro: Qarax Khasaare Geystay oo Goordhow ka Dhacay Waaberi Qarax xooggan ayaa la sheegayaa in goordhow uu ka dhacay agagaarka Ceel-gaabta ee degmada Waaberi ee magaalada Muqdisho. Qaraxan oo ahaa mid gaari loo adeegsaday ayaa ka dhacay xarun baaris…
6 daqiiqo Sheeko:Amniga Akhriso : Doorashada Abiy Uu Isla Galay Bilaw Illaa Dhaamad Muran badan ayaa illa iyo hadda sii hareynaya doorashooyinka Xisbiga Barwaaqo iyo hogaamiyahooda Abiy ay qabanayaan. Waxaa soo gaba gaboobaya ololaha doorashada, iyadoo dhamaan xisbiyada Mucaaradka ay isaga harayaan doorashada,…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Kindu: Dadkeennu Aad Ayeey U Gaajoonayaan Waxaa sii badanaya dadka ay soo wajaheyso caaladaha nolol xuma ee ku hoos jiro deeganada dagaalada ay ka socdaan ee gobalka Tigrayga. Sawiro laga soo qaaday Isbitaalka wayn ee magaalada…
2 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Xiriirka Kubacag Yaraha Soomaaliya Oo Kulan Dhiirigelin Ah U Sameeyay Akadeemiyadda ITAAL Oo Muqdisho Ka Aas-aasay Weriye Aweys Xaaji Nuur (Aweys Aar) Madaxda Xiriirka Soomaaliyeed ee kubadcagyaraha ayaa kulan dhiirigelin ah u sameeyay akadeemiyada Itaal oo magaalada Muqdisho ka aas aasay agaasimha Goobjoog TV ahna macalllinka Akadeemiyada Itaal Aweys Xaaji Nuur (Aweys…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Ciidamo Ka Tirsan Dawladda Oo Qarax Lagula Eegtay Gobolka Shabeelaha Hoose Qaraxa oo jugtiisa laga maqlay meelo kamid ah Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa Maanta barqadii waxaa uu ka dhacay inta u dhaxeeysa degmada Afgooye iyo degaanka Mareereey ee Gobolkaasi Shabeellaha Hoose.…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Faahfaahino Ka Soo Baxaya Qarax Khasaaro Geystay Oo Ka Dhacay G.Shabeelada Hoose Wararkii Ugu Dambeeyay Qarax Ka Dhacay inta udhaxeysa wadada Mareerey iyo Afgooye Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax weyn oo si weyn looga maqlay inta udhaxeysa wadada afgooye…