Midawga Musharixiinta Oo Farmaajo iyo Fahad Ku Eedeyay In Ay Wadaan Abaabul Ciidan Sheeko:Amniga Golaha midawga musharixiinta ayaa bayaan ay ka soo saareen khilaafka sii xoogeysanaya ee u dhaxeeya madaxweynaha Mudda xileedkiisa dhamaaday iyo Ra’iisul wasaaraha dalka. Midawga ayaa sheegay in ay ra’iisul wasaaraha… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Xuseen Macalin: Al-shabaab 4 Bil Ayey Sugeysay In La Kala Baxo, Qaraxyada Ay Bilaabeenna Waa Sii Socon Doonaan Todobaad gudahiisa ilaa saddex qarax ayaa ka dhacday caasimadda Muqdisho, in ka badan 15 ayaa ku dhimatay, waxaana sidoo kale jiray khasaare hanti, sidaas ay tahay dalku waxaa sii socda…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Puntland: Olalaha Doorashada Qof iyo Codka Ah Oo Saaka Ka Bilaabmay Waxaa deeganada dowlad gobaleedka Puntland saaka ka bilaabmaya olalaha doorashada qof iyo codka ah ee deeganada Qardho, Eyl iyo Ufeyn. Doorashadaan oo waqtigeeda laga soo horumariyay ayaa waxaa ku tartamaya…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Ganacsiyada Wajeer Oo Saaka Xiran Waxaa saaka xiran dhamaan goobaha ganacsiga ee magaalada Wajeer ee gobalka waqooyi bari dalka Kenya, kadib cabasho ay shacabka ka muujiyen ciidamada booliiska Magalaada. Ganacsatada ayaa sheegay in maalmihi la…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Xiisad Dagaal Oo Saaka Ka Taagan Deegaan Ka Tirsan Gobalka Galgaduud Xiisad dagaal iyo hub urursi u dhexeeya laba beelood ayaa saaka ka aloosan degaanka Xananbuurre oo ka tirsan Gobolka Galgaduud halkaas oo labada beelood shalay dagaal xooggan ku dhexmaray. Dagaalka…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Gabadhii Ugu Horeysay Soomaali Ah Oo U Tartameysa Ka Mid Noqoshada Baarlamaanka Jarmalka Doorashada Saaka ka socota dalka Jarmalka ayaa waxaa Musharixiinta tartamaya ka mid ah Nuha Sharif Ali, oo ah gabar Soomaali ah. Nuha ayaa ka sharaxan gobalka Hessen iyadoo u sharaxan…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Doorashada Baarlamaanka: Dadka Jarmalka Oo Saaka U Dareeray Goobaha Codbixinta Waxaa gudaha dalka Jarmalka ka socda olalihii ugu xoogganaa ee doorashada Baarlamaanka dalkaasi oo maanta oo Axad ah dalka bilaabmaya. Dadweynaha ayaa u dareeraya goobaha codbixinta, xilli musharixiinta ay soo…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Tababar Loo Furayo Ergada Soo Dooraneysa Senatorada Aqalka Sare Somaliland Waxaa saacadaha soo socda maanta magaalada Muqdisho tababar uga furmaya Ergooyinka dooranaya Senatarada Aqalka Sare ee dalka. Guddiga doorashooyinka Aqalka sare ee Somaliland ayaa maalmihi la soo dhaafay waday bixinta…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Galmudug Oo Xariga Kajartay Dekadda Hobyo Masuuliyiin ka tirsan dawlad goboleedka iyo kuwa Heer faderaal ah aya maanta xariga ka jaray Dakadda Kalluumaysiga magaalada Hobyo ee gobolka Mudug. Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Cali daahir Ciid, wasirada…
1 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Macallin Aweys Aar “Xiriirka Kubadcag Yaraha Soomaaliya Waan Kaga Mahadcelinaynaa Dhiirigelinta Ay Noo Sameeyeen” Macallin Aweys Xaaji Nuur (Aweys Aar) oo Muqdisho ka aas aasay kooxda Itaal Football Club ayaa u mahadceliyay madaxda Xiriirka Soomaaliyeed ee kubadcag yaraha dhiirigelinta wanaagsan ay u sameeyeen da’yarat…