Dhuxusha oo Lagu Gubo Meelo Ka Tirsan Muqdisho iyo Gaaskii oo Qaali Noqday Sheeko:Arrimaha Amniga Dhuxusha ayaa maalmahan lagu gubaa deegaanka Weydow ee galbeedka Muqdisho, iyada oo la sameeyey goobo gaar ah oo ilaa 2KM ah isku wareeg ah. Ganacsatada oo la lahlay Goobjoog News… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Doorashada Aqalka Sare Hirshabeelle Oo Maalinti Labaad Ka Socota Jowhar Waxaa Maalinti labaad magaalada Jowhar ee caasimadda dowlad gobaleedka Hirshabeelle lagu wadaa in ay ka qabsoonto doorashada Kuraasta Aqalka Sare ee maamulka Hirshabeelle. Musharixiinta maanta tartameysa oo kor u dhaafaya…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Senator Fartuun Cabdulqaadir Oo Loo Doortay In Ay Ka Mid Noqoto Senatorada Aqalka Sare Waxaa magaalada Jowhar ee caasimadda dowlad gobaleedka Hirshabeelle lagu doortay kursigi seddaxaad ee kuraasta Aqalka Sare. Kursigaan oo ay kuwada tartameen musharixiinta kala ah Fartuun Cabdulqaadir Faarax Karaama iyo Sacdiyo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Senator Canjeex Oo Loo Doortay In Uu Ka Mid Noqdo Senatorada Aqalka Sare Waxaa goordhaw magaalada Jowhar ee caasimadda dowlad gobaleedka Hirshabeelle lagu soo gaba gabeyay doorashada kursiga labaad ee Aqalka sare BJFS. Guddiga doorashada Baarlamanka Hirshabele ayaa shaaciyey natiijada kursigii labaad ee…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ra’iisul Wasaare Rooble oo uga Digay Farmaajo Inuu Marin Habaabiyo kiiska Ikraan Tahliil. Ra’isul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa uga digay farmaajo, inuu faragaliyo kiiska Ikraan tahliilm War qoraal ah oo kaso baxay xafiiska Rooble ayaa lagu yiri “Ra’iisul Wasaaraha XFS waxa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Rooble Oo Markale Faray Hogaanka Villa Soomaaliya In Aan La Carqaladeeyn Kiiska Ikraan Tahliil Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Maxamed Xuseen Rooble ayaa war-saxaafadeed uu soo saaray kaga jawaabay wareegto ka soo baxday xafiiska Farmaajo Rooble ayaa ka digay in la qaado talaabbo lagu carqaladeynayo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Senator Muuse Suudi Oo Markale Loo Doortay Senator Ka Tirsan Aqalka Sare Waxaa goordhaw magaalada Jowhar ee caasimadda dowlad gobaleedka Hirshabeelle lagu soo gaba gabeyay doorashada kursiga koowaad ee Aqalka sare BJFS. Kursigaan oo ay kuwada tartameen musharixiin gaareysa illa Afar musharax,…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Rooble Oo Musharixiinta La Kulmay Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulan la qaatay xubnaha Midawga Musharixiinta. Kulanka Rooble iyo Musharixiinta ayaa waxaa goobjoog ahaa Madaxweynayaashii hore ee dalka iyo xubno ka tirsan Siyaasiyiinta Mucaaradka.…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Guddoomiye Saacid Xuseen Cabdi “Hiigsigeenu Waa In Aan Fursad Siinaa Shan Milyan Oo Dhalinyarada Soomaaliyeed” Guddoomiyaha tartamada Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadcag yaraha mudane Saacid Xuseen Cabdi , sidoo kalane ah Guddoomiyaha isboortiga Degamda Warta Nabada ee Gobolka Banaadir ayaa Goobjoog kala hadlay arrimo badan oo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Doorashada Aqalka Sare Hirshabeelle Oo Saaka Jowhar Ka Bilaabmeysa Waxaa saaka magaalada Jowhar ee caasimadda dowlad gobaleedka Hirshabeelle lagu wadaa in ay ka bilaabato doorashada kuraasta Aqalka sare ee dowlad gobaleedka Hirshabeelle. Hoolka weyn ee baarlamaanka Hirshabeelle oo ay…