Rooble oo Ku Dheggan Magacaabista Taliye NISA oo Kiiska Ikraan u Cadaalad fala iyo Farmaajo oo Diiddan Sheeko:Arrimaha Amniga Wararkii ugu dambeeyey ee kasoo baxaya Villa Somalia ayaa sheegaya in xalay lagu kala kacay shirkii madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo ra’isul wasaare Maxamed Rooble iyada oo… 2 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guddiga Imtixaanaadka Somaliland Oo Ku Dhawaaqay Natiijada Imtixaanka Fasalka 8-aad Waxaa goordhaw lagu dhawaaqay Natiijada Fasalada 8-aad ee Imtixaanka shahaadiga Somaliland oo sanadkaan ay u fadhiisteen arday fara badan. Guddiga Imtixaanka oo Natiijada ku dhawaaqay ayaa sheegay tirada ka dhacday…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dhageysiga Khudbadaha Musharixiinta Aqalka Sare Hirshabeelle Oo Saaka Bilaabmeysa Waxaa maanta magaalada Jowhar ee caasimadda dowlad gobaleedka Hirshabeelle ka bilaabmaya dhageysiga khudbadaha Musharixiinta Aqalka sare ee dowlad gobaleedka Hirshabeelle. Hoolka weyn ee baarlamaanka dowlad gobaleedka Hirshabeelle ayaa hadda waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Banaanbax Looga Soo Horjeedo Xildhibaan Lagu Dilay Laasacaanood Oo Ka Dhacay Magaaladaas Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dil xalay gudaha magaalada Laascaanood loogu geystay xildhibaan Cabdirisaaq Maxamed Cilmi Cardoofe, oo ka mid ah munayaasha golaha deegaanka Laascaanood. Xildhibaanka ayaa waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Shirkii Farmaajo iyo Rooble oo Natiijo La’aan ku Dhamaaday Wararka ay heshay Goobjoog News ayaa sheegaya in maanta markii ugu horeysay ay si fool-ka-fool xiisaddii ugu dambeysay ugu wada hadleen Madaxweynihii hore Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo ra’isul wasaare Rooble.…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Tababare Maxamed Cabdulle Farayare “Horomar Weyn Ayaan Ka Geysan Doonaan Kooxda Kubbadda Cagta Raadsan” Tababarihii hore Xulalka Qaranka Soomaaliya Maxamed Cabdulle Farayare ayaa qabtay shaqada kooxda kubbadda cagta Raadsan oo ka ciyaarta horyaalka Somalia Premier League, waxayna maamulka kooxda talaabadan ku sheegeen guul weyn…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Guddoomiye Xaaji Aadan Cabdulle “Waa Nasiib Darro In Warbaahinta Ay Ka Maqnaadaan Dhacdooyinka Minifootboolka” Guddoomiyaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Minifootboolka mudane Xaaji Aadan Cabdulle Mahdi ayaa fariin adag u diray warbaahinta Ciyaaraha gudaha, isagoo wax laga xumaado ku tilmaamay in aysan bulshada la wadaagin horomarka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Itoobiya: Sheegashada Falaagada Ee Ka Bixitaanka Canfarta Taasi Run Ma Ahan Ciidamadeenna Ayaa Ka Saaray Dowladda Itoobiya ayaa sheegtay in ciidamada difaacada Tigrayga dagaal looga soo saaray gobalka ay dagaan Canfarta. War ka soo baxay xafiiska ra’iisul wasaaraha dalka Itoobiya ayaa lagu sheegay in ciidamada…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Shahaado Bixinta Musharixiinta Aqalka Sare Hirshabeelle Oo Maanta La Soo Gaba Gabeynayo Waxaa maanta magaalada Jowhar ee caasimadda dowlad gobaleedka Hirshabeelle lagu soo gaba gabeynaya diiwaan gelinta iyo shahaado siinta musharixiinta Aqalka Sare ee dowlad gobaleedka Hirshabeelle. Madaxweynaha dowlad gobaleedka Hirshabeelle Cali…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Dadaallo Xal Loogu Raadinayo Hogaanka Villa Soomaaliya Oo Muqdisho Ka Socda Waxaa magaalada Muqdisho ka socda Muqdisho ka socda dadaalo xal loogu raadinaayo khilaafka ka dhex taagan labada xafiis ee ugu sareyso dalka. Dadaaaladaan oo ay hor kacayaan madaxweynayaashada dowlad gobaleedyada…