Rooble Oo Kulama La Qaatay Hogaanka Ciidamada Iyo Garsoorka Sheeko:Arrimaha Amniga Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ahaa kulama kala gedisan la qaatay Hogaanka qeybaha kala duwan ciidamada dalka iyo Maxkamadda ciidamada Qalabka sida. Rooble ayaa kulanka hore fiidnimadii… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxamed Rooyal Oo Ka Mid Ahaa Dhalinyaro Dibaxayey Oo La Xiray Maxamed ayaa ka mid ahaa dhalinyaro boqolaal ah oo ku dibadbaxayey agagaarka Banaadir ee degmada Hodan. Booliiska ayaa la sheegayaa in Maxamed ay ka wateen goobta kadibna ay qaateen, lama…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Jubbaland Oo Soo Dhaweysay Go’ankii Roble Xilka Kaga Qaaday Fahad Yaasiin Maamul goboleedka jubalaand ayaa tageeray taallabadii rooble uu xilka kaga qaaday taliyihii NISA ee Fahad yaasiin. Jubbaland ayaa sheegtay in go’aanka Rooble uu xilka kaga qaaday Fahad Yaasiin, ay ku…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Midawga Musharixiinta Oo Soo Dhaweyay Go’aankii Xilka Looga Qaaday Fahad Yaasiin Golaha midawga musharixiinta ayaa soo dhaweyay go’aanka Ra’iisul wasaaraha dalka Xilka uu kaga qaaday Taliyihii nabad sugidda qaranka Fahad Yaasiin Xaaji Daahir. Midawga musharixiinta ayaa sheegay in ay go’aanka ka…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Farmaajo Oo Ka Horyimid Xilka Qaadista Fahad Yaasiin Madaxweynaha Mudda xileedkiisu dhamaaday Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa ka hor yimid xil ka qaadis Ra’iisul wasaaraha dalka uu ku sameyay Taliyaha NISA Fahad Yaasiin. Farmaajo ayaa wareegte uu soo saaray…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Rooble Oo Xilkii Ka Qaaday Fahad Yaasiin Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa shaqada ka joojiyay Agaasimihii Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Fahad Yaasiin Xaaji Daahir, waxa uuna si KMG ah Agaasimaha…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Fahad Yaasiin Oo Shuruud Ku Xiray Warbixinta Kiiska Ikraan Tahliil Agaasimaha Taliska NISA Fahad Yaasin Xaaji Daahir ayaa jawaab ka bixiyay amar uga yimid ra’iisul wasaaraha dalka Maxamed Xuseen Rooble . Rooble oo xalay 48- saacadood u qabtay Fahad Yaasin…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dal Soomaaliya Xiriirka U Jartay Oo Afganbi Uu Ka Dhacay Ugu yaraan inta la xaqiijiyay Laba qof ayaa ku dhaawacantay kadib markii ay rasaas fureen ciidamada dowladda kuwaas oo ku sugna afaafka hore ee Madaxtooyada Guinea. Ciidamada militeriga ayaa xukunka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidamada Booliiska Oo Jirdil Iyo Xarig U Geeystay Wariye Bashiir Maxamuud Ciidamada booliska Soomaaliya aya xabsiga dhigay saxafiyiin tabinayay isku so baxay ka dhacay mogdishu oo lagu dalbanayay in cadaalad hesho ikraan tahliil. Bashiir maxamuud oo barnaamij soo saare goobjoog ka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Rooble Oo Kulan La Qaatay Qoyska Ikraan Tahliil Ra’iisul wasaaraha dalka Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay Qoyska Ikraan Tahliil Faarax. Kulanka ayuu Rooble la yeeshay Hooyada dhashay Ikraan Tahliil iyo qoyska gabadha oo dulmane u…