Heshiis Laga Gaaray Muranka Doorashooyinka Somaliland Sheeko:Arrimaha Amniga Waxaa goordhaw magaalada Muqdisho heshiis ku kala saxiixday Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdillahi iyo Ra’iisul wasaare ku-xigeenka dalka Mahadi Maxamed Guuleed Khadar. Labada mas’uul oo muran kooda dhanka doorashada… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Abaaro Ku Dhuftay Gobalada Waqooyi Ee Dalka Kenya Warbixin ay soo saartay Hay’adda la socodka iyo Maareynta musiibooyinka dalka Kenya ayaa lagu sheegay in abaaro ba’an ay ku dhufteen gobalada ku yaalla waqooyiga dalkaas. Hay’adda ayaa sheegtay in…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Itoobiya: Kumanaan Ayaan Ka Dilnay Jabhadda, Ciidamada Ayaana Iska Caabiyay Weeraro U Qorsheysnaa Ciidamada dowladda Itoobiya ayaa sheegay in ay iska caabiyeen dagaalada kooxda TPLF, taas oo ay shegen in ay jihooyin badan ka soo weerareeen gobalka Amxaarada. Sarkaal sare oo ka tirsan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaafiic Xalay Lagu Weeraray Jowhar iyo Maamulka Hirshabeelle Oo War Ka Soo Saaray Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxayo weerar madaafiic loo adeeg saday oo xalay ka dhacay magaalada Jowhar ee caasimadda dowlad gobaleedka Hirshabeelle. Madaafiicda ayaa la sheegay in ay si…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guudlaawe Oo Loogu Baaqay In Uu Shaaciyo Liiska Musharixiinta Aqalka Sare Guddiga hirgelinta doorashooyinka heer dowlad gobaleed ee Hirshabeelle ayaa madaxweynaha Maamulkaas ugu baaqay in uu soo gudbiyo Liiska Musharixiinta Aqalka sare. War ay soo saareen guddiga ayeey madaxweynaha Hirshabeelle Cali…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Jadwalka Doorashada Oo Markale Dib Loo Dhigay Guddiga hirgelinta doorashooyinka ayaa soo saaray markale jadwal cusub oo lagu qabanayo doorashooyinka Golaha Shacabka. Jadwalka ay guddiga soo saareen ayaa lagu sheegay in ay bilaabaneyso doorashada Golaha Shacabka 1…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Rooble : Warbixinta NISA Ma Ahan Mid Lagu Qanci Karo Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo ka hadlay kiiska Ikraan Tahaliil Faarax ayaa sheegay in aan lagu qanci karin xogtii Hay’adda Nabad Sugidda, isagoo faray Agaasimaha NISA in…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Sooyaalka Kiiska Ikraan Tahliil iyo Halka Uu Ku Dambeyn Doono! Shaacinta geerida ikraan Tahliil Faarax oo aheyd NISA, lana la’aa 2 bil ayaa noqotay hadalheynta Soomaaliya, iyada oo la dalbanayo in cadaalad loo helo. Inkasta oo aaney ka hadlin xukuumadda…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Musharixiinta Iyo Majmaca Culimada Oo Si Kulul Uga Hadlay Kiiska Ikraan Tahliil Waxaa weli muran xooggan uu ka taagan yahay sida ay dowladda uga hadashay kiiska Ikraan Tahliil oo horay waalidiinteeda ay u sheegen in ay ku maqan tahay gacanta Hay’adda nabad…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Safiirkii Hore Ee Soomaaliya U Fadhisay Dalalka Austria, Belgium, iyo Yugoslavia Oo Geeriyootay Allaah u naxariisto waxaa goordhaw dalka Canada ku geeriyooday safiirkii hore ee Soomaaliya u fadhisay dalalka Austria, Belgium, iyo Yugoslavia, Faadumo Maxamed Eenoow. Faaduma Eenoow ayaa Soomaaliya safiir uga aheyd…