Shamuuri Oo Geeriyooday, Akhriso Taariikhdiisa Oo Kooban Sheeko:Arrimaha Amniga Allaah u naxariiste waxaa magaalada Muqdisho ku geeriyooday Maxamed Aadan Abdiid (Shamuuri) oo ka mid ahaa hobaladii Fanka Soomaalida. Shamuuri ayaa mudda dheer ku dhex jiray howlaha fanka, isagoo sidoo… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Muwaadin Soomaaliyeed Oo Lagu Dilay Magaalada Toronto Bilawgii todobaadkaan koox aan la aqoon heyb tooda ayaa la sheegay in ay rasaas ku fureen dad shacab ah oo marayay waddo ku taalla Magaalada Toronto ee dalka Canada. Dadka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Khasaaro Ka Dhashay Weerar Lagu Qaaday Garoon Diyaaradeed Oo Ku Yaallo Sacuudiga Diyaaaradaha aan duuliyaha laheyn ee loo yaqaano Drone-ka oo ay leeyihiin Xuutiyiinta Yamen ayaa duqeyn ka fulisay gudaha garoonka diyaaradaha Abha ee dalka Sacuudiga sida ay sheegen xulafada uu horkacayo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo Wacay Dhiggiisa Qatar Wasiirka arrimaha dibadda ee dowladda federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdirisaq ayaa khadka telefanka kula xiriiray dhiggiisa Qatar ahna ku xigeenka ra’isul wasaaraha Sheekh Maxamed Bin Cabdiraxman Al-taani. War Saxaafadeed…