Doorashada Aqalka Sare Hirshabeelle Oo Maanta Lagu Soo Gabagabeynayo Jowhar Sheeko:Arrimaha Amniga Magaalada Jowhar ee caasimadda dowlad gobaleedka Hirshabeelle ayaa lagu wadaa in maanta lagu doorto Laba kursi oo qeyb ka ah kuraasta Aqalka sare Hirshabeelle uu ku BJFS. Doorashada Kuraastaan dhiman… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Senetor Xasan Iidow Oo Kusoo Baxay Aqalka Sare Ee Hirshabeelle. Xasan Iidow Muxumad Kobac ayaa kusoo baxay kursiga 6aad ee Aqalka sare ku matalaya dowlad goboleedka Hir-shabeelle. Waxa uu ka guulaystay Musharax Cabdinuur Fareey kadib markii uu tanaasulay Ex sanetor…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Hannaanka Doorashada Aqalka Sare Ee Gobolada Waqooyi Oo Lasoo Saaray Gudoomiyaha aqalka sare BFS Cabdi Xaashi Iyo Ra’isul wasaare ku xigeenka Mahdi Guuled ayaa soo saaray Hannanka loo marayo Doorashada aqalka sare ee Gobolada Waqooyi(Soomaaliland). Waxana Qeyb ka ah…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Jabriil Xasan Fariid “Waan Ku Faraxsanahay Ku Soo Laabashada Heegan” Kabtankii hore kooxda Heegan Jabriil Xasan Fariid ayaa dib ugu laabtay kooxdiiisa sida lagu shaaciyay boga naadiga Heegan, wuxuuna laacib Jabriil Xasan Fariid sanadihii la soo dhaafay ka mid ahaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Khasaaro Ka Dhashay Qarax Ka Dhacay Garoonka Diyaaradaha Buulo-burde Wararka naga soo gaarayo degmada Buulaburte ee gobalka Hiiraan ayaa sheegaya in qarax miinada nooca dhulka lagu aaso ah lagu bur buriyay qeybta nasiinada ee garoonka diyaaradaha degmada. Qaraxa ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Golaha Ammaanka Oo Walaac Ka Muujiyay Xaaladda Soomaaliya Shir deg deg ah oo ay golaha Ammaanka Qaramada Midoobay ka yeesheen xaaladda Soomaaliya ayaa lagu baaqay siyaasiyiinta Soomaalida in ay xal ka gaaraan khilaafka dhexdooda ah. Kulankan ay yeesheen…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dagaal U Dhaxeeyo Beelo Walaalo Ah Oo Ka Dhacay Xanan-buure Wararka naga soo gaarayo deegaanka Xananbuurre ayaa sheegaya in dagaal xooggan uu saaka markale ku dhexmaray deegaanka Laba beel oo walaal ah oo deegaanka Wada daga. Dagaalka ayaa la sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Senator Afcadey Oo Kusoo Baxay Doorashada Aqalka Sare Ee Hirshabeelle. Senetor Axmed Maxamed Afcadeey ayaa ku kusoo baxay Kursiga Senatarnimo ee Aqalka Sare ee hirshabelle, isagoo wareegga ugu dambeeya ka adkaaday Ex senetor Maxamed Amiin oo kursigan ohar ugu matalayay…
8 daqiiqo Sheeko:War Dastuurka iyo Madaxdeena Soomaaliya waa wadan leh sooyaal soojireen ah oo kusuntan in uu ku dhisanyahay shareecadda islaamka iyo qawaaniin aan diideeyn inuu yahay mid shareecadu ay aasaas u tahay sida uu qabo…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Aqoonyahanno Aan Ka Wareysannay Saameynta Doorashada Ee Khilaafka Farmaajo iyo Rooble Doorashada baarlamaanka 11-aad ayaa waxaa ay socotaa in ka badan hal bil sidaasi ay tahay waxaa barbar socda is-qabqabsi iyo khilaaf u dhaxeeya laanta fulinta ee dowladda federaalka ah gaar…