Sheekh Shariif Oo Shirgudoomiyay Midawga Musharixiinta Sheeko:Amniga Midawga musharixiinta ayaa yeeshaay maanta oo talaado kulankoodii caadiga ahaa, waxa shirgudoomiyay madacweynihii hore ee Soomaaliya Shariif sheekh Axmed. Kulankan aya loiga arinsaday xaaladihii ugu Dambeeyay ee dalka iyo dooroshooyinka… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Dad Muufo Loogu Dilay Muqdisho Ugu yaraan laba qof ayaa naftooda kuwaayay kadib is rasaasayn xalay ka dhalatay muran muufo-cunis ah oo ka dhacdey maqaayad ku taalla isgoyska Fagax ee magaalada Muqdisho. Maxamed Yuusuf Dabayare…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga QM Oo Walaac Ka Muujisay Xaaladda Dadka Laga Soo Barakiciyay Laascaanood Hay’adda qaramada midoobay u qaabilsan Iskudabaridka gargaarka ee magaceeda looso gaabiyo UNOCHA, ayaa war ka soo saartay dadka shacabka ah ee laga soo barakiciyay magaalada Laascaanood. Hay’adda ayaa sheegtay in…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Rooble Oo Qatar Lagu Soo Dhaweeyay Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa lagu soo dhaweyay magaalada Doxa ee dalka Qatar. Rooble ayaa casuumaad ka helay amiirka dalka Qatar Sheikh…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Xog:- Maxa Helay Baraha Bulshada..? Fiidnimadii isniinta, dadyowga adeegsada baraha bulshada ee ku kala sugan qeybaha kala duwan ee adduunka ayaa ka sheegtay in adeegyadii “Facebook”, “WhatsApp” iyo “Instagram” iyo aalado kale oo qeyb ka…