Maryan Faarax Kadiye Oo Kusoo Baxday Kursiga 8aad ee Aqalka Sare Kumatalidoona Jubaland Sheeko:Amniga Maryan Faarax Kadiye ayaa loo doortay xubin ka mid ah Aqalka sare ee laga soo doortay Jubbaland, iyadoo heshay 50 cod waxayna kusoo baxday kursiga 8aad ee aqalka sare baarlamanka… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Leyla Nuur Maax Oo Kusoo Baxday Kursiga 7aad ee Aqalka sare Kumatalaya Jubland Laylo Nuur Maax ayaa loo doortay xubin ka mid ah Aqalka sare ee laga soo doortay Jubbaland, iyadoo heshay 63 cod waxayna kusoo baxday kursiga 7aad ee aqalka sare baarlamanka…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Ibraahim Aw-gaab Oo Loo Doortay In Uu Ka Mid Noqdo Senatorada Aqalka Sare Waxaa goordhaw magaalada Kismaayo lagu doortay kursiga Lixaad ee kuraasta Aqalka sare Jubbaland ay ku leedahay. Kursigan ayaa waxaa ku tartamay musharixiinta kale ah Ibraahim Aw-gaab Cismaam iyo Farxiyo Macalin…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Xasan Yaroow Oo Loo doortay In Uu Ka Mid Noqdo Senatorada Aqalka Sare Waxaa goordhaw magaalada Kismaayo lagu doortay kursiga shanaad ee kuraasta Aqalka sare Jubbaland ay ku leedahay. Kursigan ayaa waxaa ku tartamay musharixiinta kale ah Cabdi Xuseen Cali iyo Xasan Daahir…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Hoggaanka Ururka Suxufiyiinta SJS Oo Lagu Xiray Jowhar Wararka naga soo gaaraya magaalada Jowhar ee caasimadda dowlad gobaleedka Jowhar ayaa sheegaya in ciidamada Booliiska ay goorshaw xarig u geeysteen Cabdalla Axmed Muumin oo ah xoghaya Ururka Suxufiyiinta SJS…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Senatorada Aqalka Sare BF ee Jubbaland oo Maanta La Dhameystirayo Waxaa maanta la dhameystirayaa Senatorada aqalka sare BF ee kasoo galaya maamul goboleedka Jubbaland iyada oo la dooran doono ilaa afar Senator. Jubbaland haddii maanta lasoo gabagabeeyey, waxaa ay guud…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Jubbaland: Afar Ka Mid Ah Kuursta Aqalka Sare Oo Saaka Lagu Dooranayo Kismaayo Maanta oo khamiis ah ayaa lagu wada in magaalada Kismaayo ee xarunta KGM ah maamulka Jubbaland lagu doorto Afar kursi oo ka mid ah kuraasta Aqalla sare Jubbaland ay ku…
7 daqiiqo Sheeko:Amniga Gurbiye: October 21, Waa Maalinta uu Siyaad Barre Afduubay Masiirka Soomaaliya 52 sano ayaa ka soo wareegatay inqilaabkii aan dhiigga ku daadan ee October 21, 1969-kii, waa maalintii uu Barre afduubay masiirkii umadda Soomaaliyeed. Siyaad Barre iyo ciidamo ka amar qaata…