Beesha Caalamka Oo Walaac Ka Muujisay Dib U Dhaca Doorashada Sheeko:Amniga Wakiilada Caalamka ee Soomaaliya ayaa markale walaac ka muujiyay dib u dhaca ku yimid doorashooyinka Soomaaliya oo aan hadda aysan caddeyn waqtiga la qabanayo. War-saxaafadeed ka soo baxay saaxiibada caalamka… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Rooble Oo Muddo Kadib Xarunta Taliska NISA Booqday Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, ayaa kormeer shaqo ku tagay xarunta Taliska nabad sugidda iyo sirdoonka qaranka Soomaaliya ee NISA. Rooble ayaa socdaalkan waxaa ku wehlinayay wasiirka…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Puntland: Natiijada Doorashada Qardho iyo Eyl Oo La Shaaciyay Guddiga doorashooyinka dowlad gobaleedka Puntland ayaa ku dhaawaqay natiijada doorashada degmooyinka Eyl iyo Qardho oo qeyb ka ahaa seddaxda degmo ee sida horu dhaca ah looga qabtay doorashada qof iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Gen. Indho-Qarshe: Dagaalka Guriceel Wada hadal ayaa Xalka u arkaa, Mana Taageerayo Dagaal Taliyihii hore Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya General Daahir Aadan Cilmi Indha-Qarshe oo isaga oo ku sugan caasimadda Muqdisho ka hadlay dagaalka Guriceel ayaa ku baaqay wada hadal, isaga oo intaa…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Maxkamadda Gobalka Banaadir Oo Xukun Ku Ridday Agaasimihii Sahan Research Maxkamadda gobalka Banaadir ayaa maanta xukun xabsi ah ku ridday aas aasaha hay’adda cilmi baarista ee Sahan. Gal dacwadeedka shirkadda oo muddooyinkii la soo dhaafay ka furnaa maxkamadda ayaa maanta…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Qoor-Qoor: Dowlad Galmudug marnaba ma aqbaleyso in dad iyo deegaan lagu qabsado hub iyo qori caaridiis Madaxweynaha dowlad gobaleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor-qoor, ayaa markii ugu horeysay ka hadlay dagaalka ururka ahlu-sunna maamulkiisa kula jiro ee maalinti afaraad ka taagan magaaalada guriceel ee gobalka galgaduud.…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga James Swan: 100 Kun Qof ayaa ku Qaxxay dagaalka Guriceel Ergayga xoghayaha guud ee qaramada midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya James Swan oo kulan dhanka fogaan aragga ah warbaahinta kula hadlaya ayaa faahfaahin ka bixiyay xalaadda Soomaaliya. Mr Swan ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Al-shabaab Oo Weerar Ku Qaaday Fariisimo Ciidamada Dowladda Ku Leeyihiin Shabeellaha Hoose Wararka naga soo gaaraya magaalada Afgooye ee gobalka Shabeellaha hoose ayaa sheegaya in xalay xubna ka tirsan ururka Al-shabaab ay weerar ku soo qaadeen fariisimo ciidamada dowladda ay ku lahaayeen…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Puntland: Natiijada Doorashada Ufayn Oo La Shaaciyay Waxaa la shaaciyay goordhaw natiijada doorashada degmada Ufayn ee Puntland, sida ay ku dhawaaqeen guddiga doorashooyinka Puntland. Sagaalka xisbi siyaasadeed ee doorashada galay ayaa degmada ka helay codod kala duwan,…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Natiijada Doorashada Qof iyo Codka Ah Ee Puntland Oo Goordhaw Lagu Dhawaaqayo Waxaa heer gaba gaba ah saaka oo Talaada ah maraya tirinta codadka doorashada qof iyo codka ah ee sida horudhaca ah looga qabtay degmooyinka Ufeyn, Qardho iyo Eyl. Natiijada doorashada…