Xisbiyada Mideeye iyo Caddaaladda iyo Sinnaanta Oo Ku Dhawaaqay Isbiheysi Ka Dhan Ah KAAH Sheeko:Arrimaha Amniga Urursiyaasadeedka Mideeye ayaa lagu soo waramaya in isbaheysi cusub uu la sameystay dhiggiisa urur siyaasadeedka Caddaaladda iyo Sinnaanta. Labada urur oo natiijooyin sare ka keenay doorashadii ka dhacday degmooyinka Eyl,… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Mareykanka Oo Markii Ugu Horeysay Ka Hadlay Afgambiga Sudan Antony Blinken, xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka ayaa sheegay in uu qadka taleefanka kula hadlay ra’iisul wasaaraha Suudaan kadib markii la soo daayay dhowr cisho oo uu u xirnaa ciidamada Militeriga…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ahlu-Sunna Oo Afar Maalin Oo Dagaal Ah Kadib Isaga Baxday Guriceel Waxaa saaka daggan xaalada magaalada Guriceel oo afarti cisho ee lasoo dhaafay dagaalk qaraar uu ku dhex marayay ciidamada dowladda iyo ururka la magac baxay Ahlu-sunna. Dagaalka oo ay ku…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Deni: “Farmaajo In Aanu Doorashada Puntland Hambalyeyn Waxay Ka Dhigan Tahay In Aanu Soomaaliya La Rabin Doorasho Toos Ah Madaxweynaha dowlad gobaleedka Puntland Saciid Cabdullahi Deni, ayaa ururada siyaasadeed ee Puntland ugu baaqay in ay isku diyaariyaan doorashooyinka kale ee lagu wado in degmooyinka Puntland ay ka dhacaan. Hadalkaan…