Kenya oo Labo Diyaarad oo ay Lahaayeen Ciidamada Cirka Soomaaliya Ku iibineysa Keliya $1,400! Sheeko:Amniga Dowladda Kenya ayaa soo bandhigtay xaraashka diyaarado hawlgab ah, oo iib lagu raadinayo, waxaa ku jira labo diyaarad oo ay lahaayeen ciidamada xoogga Soomaaliya iyo labo kale oo ay laheyd… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Diyaarad Dab Ku Qabsaday Dooloow Wararka naga soo gaarayo garoonka diyaaradaha degmada Dooloow ee gobalka Gedo ayaa sheegaya in goordhaw dab uu ka kacay diyaarad ku sugneyd gudaha garoonka degmada. Diyaaradda ayaa la sheegay in…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Wakiilka Doorashada Lataliyaha Farmaajo Oo Kismaayo Laga Tarxiilay Cabdi Cali Raage oo ka mid ah musharixiinta golaha shacabka ee sanadkaan ayaa sheegay in xalay magaalada Kismaayo lagu xiray wakiilkiisi arrimaha doorashada. Raage oo ka mid ah lataliyayaasha Madaxweynaha…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Faah-faahinno Ka Soo Baxaya Dagaal Ciidamada Dowladda Iyo Al-shabaab Ku Dhex Maray Wararka naga soo gaarayo magaalada Baydhabo ee xarunta kumeel gaarka ah maamulka koonfur galbeed ayaa sheegaya in gudaha magaalada dagaal saacado qaatay uu ku dhex maray ciidamada dowladda iyo xubno…
3 daqiiqo Sheeko:Amniga Akhriso: Halganka Dheer ee Tigrayga ee 300-kii Sano ee Lasoo Dhaafay Dagaalka xukuumadda Abiy Axmed iyo Tigeyga, oo hadda maamulka Adis Ababa talada u yaabo, dalkana kusoo rogay xaalad degdeg ah, oo la leeyahay “Ma beri ayuu dhici doonaa mise maalinta…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Itoobiya Oo Looga Dhawaaqay Xaalad Deg Deg Ah Golaha wasiirada dalka Itoobiya ayaa ku dhawaaqay xaalad deg deg ah oo lagu soo rogay dalka, xilli cabsi laga qabo in xoogagga Tigrayga ay dagaal ku soo qaadaan magaalada Caasimadda…