Rooble Oo Swan Kala Hadlay Doorashooyinka Dalka Sheeko:Amniga Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, ayaa safiirka xoghayaha guud ee Qaramada midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya kulan kula yeeshay xafiiskiisa shaqada. Rooble iyo James Swan ayaa kawada… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Cagjar: Tigree Haddii Uu Addis Ababa Galo Annagana Waan Geli Doonnaa! Madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida Mustafe Muxumed Cumar Cagjar, oo ka hadlay dagaalka ka socda dalka Itoobiya ayaa sheegay in ay diyaar u yihiin maamulkiisa in Tigree dalka laga difaaco. Cagjar…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Ra’iisul-wasaaraha Ciraaq Oo Ka Badbaaday Isku Day Dil Ra’iisulwasaaraha dalka Ciraaq Mustafa Al-khadimi, ayaa xalay ka badbaday isku day lagu doonayay in lagu qaarijiyo. Isku dayga dilka ra’iisul wasaaraha ayaa ka dhacay xilli dambe xalay hoygiisa kadib markii…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Taageerayaasha Abiy Oo Dhigay Banaanbax Ka Dhan Ah Warbaahinta Caalamiga Ah Taagerayaasha xukuumadda uu hogaamiyo ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed, ayaa dhigay isku soo baxyo ay kaga soo horjeedaan Warbaahinta caalamiga ah ee ka howl gasha Itoobiya taas oo ay ku…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Diblomaansiyiinta Reer Galbeedka Oo Saaka Isaga Baxaya Itoobiya Waxaa saaka garoonka diyaaradaha magaalada Addis ababa ku sugan dhamaan Ajaanibta iyo diblomaansiyiinta dowladaha reer galbeedka ee ka howl galayay dalka Itoobiya kuwaas oo lagu Amray in ay isaga baxaan…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Faah-Faahinno Ka Soo Baxayo Israsaaseyn Ciidamada Puntland Ku Dhex Martay Garowe Wararka naga soo gaarayo magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland ayaa sheegaya in xalay gudaha magaalada Israsaaseyn ay ku dhex martay ciidamo ilaalo u ahaa madaxweyne ku-xigeenka Puntland iyo ciidamada…