Guddiga Xalinta Khilaafaadka Oo Go`aan Ka Soo Sarah Doorashada Kursigii Mahdi Guuleed Sheeko:Amniga Guddiga xalinta khilaafaadka ayaa go`aan ka soo saaray doorashada kursiga hop #239, oo uu ku guuleystay Mahdi Maxamed Guuleed Khadar. Guddiga yaa shaaciyay in kadim baaritaanno dheer oo ay ku… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Wasaaradda Waxbarashada Oo Joojisay Lacago Ardayda iyo Macalimiinta Muqdisho Uu Ka Qaadayay Maamulka G.Benaadir Wasaaradda Wabarashada Hiddaha iyo Tacliinta sare ee Xukuumadda federaalka Soomaaliya, ayaa hakisay lacago maamulka gobalka Banaadir uu ka qaadayay ardayda iyo macalimiinta wax ka dhigta dugsiyada Muqdisho. Wasaaradda ayaa sheegtay…
3 daqiiqo Sheeko:Amniga Mahadhada Adeegsiga Erayga “persona non grata”! Wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa todobaadkan waxaa ay ‘persona non-grata’ ka dhigtay Simon Mulongo oo ah ku xigeenka ergeyga Midowga Afrika ee Soomaaliya, waxayna ku amartay inuu 7 Maalin dalka…
2 daqiiqo Sheeko:Caalamka Hoggaanka TPLF Oo Kulan La Qaatay Ergayga Midawga Afrika Ee Gobalka, AU Oo Shir Ka Leh Xaaladda Itoobiya Hoggaamiyaha kooxda TPLF ayaa magaalada Mek’ele ee caasimadda gobalka Tigrayga kulan kula qaatay Ergayga gaarka ah ee midawga Afrika u qaabilsan arrimaha geeska Afrika ahna madaxweynihii hore ee Nigeria Olusegun Obasanjo.…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Puntland: Howlgallo Dad Lagu Soo Qabtay Oo Ka Dhacay Gaalkacayo Ciidamada booliiska gobalka Mudug ee Puntland oo xalay howlgallo qorsheysan ka fuliyay magaalada xaafadaha magaalada Gaalkacayo ayaa gacanta ku soo dhigay Horjoogaha Shabakad ka ganacsata Qamriga. Howlgalka ciidamada oo si…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Qarax Khasaaro Geeystay Oo Ka Dhacay Baardheere Wararka naga soo gaarayo magaalada Baardheere ee gobalka Gedo ayaa sheegaya in waaberigii hore ee saaka uu qarax xooggan ka dhacay xarun ciidamada dowladda ay ku leeyihiin magaalada. Qaraxa oo…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Maamulka Gobalka Gedo Oo Sheegay In Diyaar U Yihiin Doorashooyinka Dalka Maamulka gobalka Gedo ayaa shegay in ay magaalada Garbahaarrey diyaar u tahay in ay ka dhacdo doorashada golaha shacabka ee baarlamaanka 11-aad . Guddoomiyaha Gobalka Gedo Axmed Buulle Maxamed, ayaa…