Xeer Ilaalinta Ciidamada Oo Sheegtay In Dambi Lagu Waaye Eedeysanayashi Kiiska Ikraan Tahliil Sheeko:Arrimaha Amniga Xeer ilaaliyaga guud ee maxkamadda ciidamada Qalabka sida Cabdalla Buulle Kameey ayaa shaaciyay natiijada horudhaca ah ee ka soo baxday baarista kiiska Ikraan Tahliil Afrax. Gen. Kameey ayaa sheegay in… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Musharixiinta Kursiga HOP#67 Oo Sheegay In Boob Lagu Haayo Kursigooda Xubna musharixiin ah oo u tartamaya kursiga golaha shacabka ee tirsigiisu yahay HOP#067, ayaa sheegay in boob lagu haayo kursiga ay u tartamayaan. Midawga musharixiinta kursiga HOP#067 ayaa bayaan ay…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Hanti-dhowrka oo Soo Bandhigay Hantiada La Lunsaday iyo Isdaba-marinta Dhacday 2020 Waxaa soo baxay warbixinta sanadlaha ah ee hanti-dhowraha guud iyada oo lagu sheegay arrimo oo musuq ah oo ka dhex jira hey’adaha dowladda. Baaristaan waxaa lagu sameeyay 25 hay’adood iyo…
3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xaaladda Gobollada: Abaarta Ku Dheeraatay Soomaaliya oo Keentay Dhimasho iyo Barakac Roob la’aan dhacday afarta xilli ee lasoo dhaafay ayaa sababtay in Soomaaliya ay ka dhacdo abaar dheraatay, noqotana tii ugu darneyd muddo sanado ah iyada oo dowladda federaalka ah iyo…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Canada: Haddii Aad Ku Sugan Tahay Itoobiya, Si Deg-Deg Ah Dalkaas Uga Bax Dowladda Canada ayaa ugu baaqday muwaadiniinteeda ku sugan dalka Itoobiya in ay si deg deg ah kaga soo baxaan dalkaas halka kuwa u socdaalaya dalkaas loogu baaqay in ay ka…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Carruur Biyo La’aan Ugu Geeriyootay Gobalka Gedo Guddomiyaha degmada Luuq ee gobalka Gedo Cali Kediye Maxamed, ayaa sheegay in saacadihi la soo dhaafay carruur dhowr ah ay biyo la’aan ugu geeriyoodeen degmada Luuq. Cali Kediya ayaa sidoo…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxaa Loo Ceyriyey Wasiirkii Arrimaha Dibadda Maxamed Cabdirisaaq? Su’aasha ugu weyn ee jawaabta u baahan maanta waa sababta loo ceyriyey wasiirkii arrimaha dibadda Maxamed Cabdirisaq, looguna dhiibay jagada mid ka mid ah gacanyareyaasha madaxweynaha muddadiisu dhamaatay Maxamed Cabdullahi…